Home » Fanka iyo Sugaanta You are browsing entries filed in “Fanka iyo Sugaanta”

Isa-seeg: W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi (Dalxa)

qalinka-qaado-

Onkodkii hilacee iga baxay duleedkay Astaamaha jacaylkiyo ileyskii cadceedee Anshaxa iyo dhaqankaba dumar ugu horeysaay Eed laygu dhaliiliyo danbi anigo oon gelin Dad ujeedo iga lihi dhibaato ay abuureen Tii laygaga afduubee inala kala irdheeyay….<lafoole> Way dhib yar tahay sida loo dhisaa kalsooni aad rabto inaad ku hanato qof niyadaada ku weyn, waanay fududahay sidaad [...]

Social Share Toolbar

June 17th, 2013 | Posted in Fanka iyo Sugaanta,QORMOOYIN | Read More »

Gabay: Daryeel Shacab, WQ,Cabdiraxiin Hilowle

GABAYGA DARYEEL

Berberanews-Gabaygan waxaa uu ka turjumayaa Muhiimada Maamulka iyo dowladnimadu leedahay iyo inay tahay arrin daruuriya oo sida qofku ugu baahan yahay, Cuntada,Biyaha iyo Hurdada uu ugu baahan yahay, Maamul iyo nidaam iyo kala dambayn inuu helo meel kasta uu joogo.   1. Deelka gabayga, diiwaan murti leh, Dedan wax loo sheego 2. Dan ka hadalka, [...]

Social Share Toolbar

May 25th, 2013 | Posted in Fanka iyo Sugaanta | Read More »

Abwaankii weynaa ee Dhoodaan oo ku geeriyooday Dalka Itoobiya, Akhriso Tix ka mid ah Jacburkii Marxuumku ku caan-baxay

dhoodaan

Hargeysa-(Berberanews)- Abwaan Cabdillaahi Macalin Xasan ”Dhoodaan” oo kamid ahaa sugaanyahanada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa ku geeriyoodey magaalada Herer ee dalka Itoobiya. Geerida abwaan Dhoodaan ayaa soo baxay gelinkii hore ee maanta, wuxuuna ku dhintay Cisbitaal ku yaalla Herer, oo maalmihii u danbeeyey xaaladdiisa caafimaad lagula tacaalayey. Qaar kamid ah ehelada abwaanka ayaa sheegay in [...]

Social Share Toolbar

April 26th, 2013 | Posted in Fanka iyo Sugaanta,WARARKA | Read More »

Cismaan Gacanlaw:Fannaan ka baxay fanka Somalida oo Hargeysa lagu aasay

Cismaan gacanlow

Hargeysa-(Berberanews) Marxuum Cismaan Maxamed C/kariim (Cismaan Gacanlaw) oo ka mid ahaa Fanaaniinta dhibada u taagtay fanka Soomaalida ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, Marxuumka ayaa saaka lagu aasay Xabaalaha Naasa Hablood ee Bariga Magaalada Hargeysa, waxaana ka qaybgalay aaskiisa, Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, Xildhibaano ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka, Xubno wasiiro ah, fanaaniin, Abwaano [...]

Social Share Toolbar

April 25th, 2013 | Posted in Fanka iyo Sugaanta,WARARKA | Read More »

Abwaan Hadraawi oo ka warramay Taariikh-faneedkiisa iyo abaal-marin caalamiya oo la guddoonsiiyay.Dhegayso

Hadraawi4

HADRAAWI

Social Share Toolbar

April 21st, 2013 | Posted in Fanka iyo Sugaanta,WARARKA | Read More »

Burco:Kooxda Xidigaha geeska oo xalay khasaare loo geystay iyo bandhig-fanneedkoodii oo baaqday

Burco:Kooxda Xidigaha geeska oo xalay khasaare loo geystay iyo bandhig-fanneedkoodii oo baaqday
Social Share Toolbar

April 6th, 2013 | Posted in Fanka iyo Sugaanta,WARARKA | Read More »

Hadmaa kuugu dambaysay Fannaandii Ruun Xaddi Sabban?

Hadmaa kuugu dambaysay Fannaandii Ruun Xaddi Sabban?
Social Share Toolbar

March 5th, 2013 | Posted in Fanka iyo Sugaanta | Read More »

Sooyaalka farta iyo buugga – Qalinkii Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”

Hawd

Fanka-(Berberanews)-Xog isu gudbintu waa abuurta dadka, waana asaaska xidhiidhka, iskaashiga iyo wada shaqaynta. Taa darteed kolka horeba dabciga qofka ayay ku jirtaa in uu fikirka iyo dareenka la qaybsado dadka kale. Dhanka kalena baahida nolosha ayaa keentay in la hindiso tab iyo xeelado walba oo lagu xidhiidhi karo oo aan dhawaaqa afka uun ahayn, iyo [...]

Social Share Toolbar

February 19th, 2013 | Posted in Fanka iyo Sugaanta | Read More »

Fanaanada Caanka Ah Ee Khadra Daahir Cige oo Maanso curisay

Khadra Daahir

Fanka-(Berberanews)-Fanaanada Caanka ah ee Khadra Daahir Cige oo ka mid ah fanaaniinta aadka loo jecel-yahay codkeeda tolmoon ee ay ku luuqeyso heesaha ay qaado ayaa waxay markii ugu horeysay taariikhda tirisay maanso baroor-diiq ah oo la yidhaahdo “Garab Igu Banaanaa’ oo ay u tirisay Alle ha u naxariiste Guddoomiyihii hore ee Bangiga dhexe ee Jabuuti [...]

Social Share Toolbar

February 11th, 2013 | Posted in Fanka iyo Sugaanta | Read More »

Dayow: Maanso cusub oo ay curisay Yaasmiin Maxamed Kaahin

Yaasiim Maxamed Kaahin

Maanso cusub: Dayow                                          Weedhsamow dabuubtii Aan daayay waayadan Xalay maanku dayn waa Damqan waa jidhkaygii Ma dareemin dhaxantii Show waan dakaamo Way durugtay ruuxduna Dunidaan warkeedii Kolba baal duljoogo Ku dawakhay dhankaygoo Xaajo iga da’ roon baan Furfurkeeda doontoo Madaxaygu daalaye Bal dareen warkaygoo Jawaab dabacsan ii sheeg Haday durugto xaajadu Sidiiq iyo dadkeenii [...]

Social Share Toolbar

January 29th, 2013 | Posted in Fanka iyo Sugaanta,WARARKA | Read More »

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta