Home » Archives by category » Fanka iyo Sugaanta (Page 16)

Gabaygii 14aad “Sinnaan iyo Midnimo” ee Silsiladii Sallaamaley

Comments Off on Gabaygii 14aad “Sinnaan iyo Midnimo” ee Silsiladii Sallaamaley

Gabaygan wuxuu ka mid yahay Silsilad gabayo ah oo ay tiriyeen dhalinyaro soomalaiyeed taas oo ujeedada ka danbaysaahi tahay in la furo miis wada hadal oo ay dhalinyaradu isku dhaafsato aaraa’dooda ugana doodaan hadba sida ay ugu muuqato iyaga in xalka lagu gaarayo.Gabaygaygan waxaa la yiraahdaa “Sinaan iyoMidnimo”, waxaanan ku cabirayaa aragtidayda ku aadan in […]

Continue reading …

Gabayga 13aad “Saaka dhalay” ee Silsiladii Sallaamaley

Comments Off on Gabayga 13aad “Saaka dhalay” ee Silsiladii Sallaamaley
Gabayga 13aad “Saaka dhalay” ee Silsiladii Sallaamaley

Berberanews-(Suugaan)-Gabaygan magaciisa waxaa la yiraa: “Saaka dhaley” wuxuu ka mid yahay Silsiladda “Sallaamaleey” ee siinlayda ah, oo ay ka qaybqaadanayan abwaaniin badan oo Soomaliyeed, loogana maansoonayo xal u helidda dhibaatada haysata umadda Soomaaliyeed iyo sida ugu wanaagsan oo ay isu fahmi karaan labada Gobol ee Waqooyi iyo koonfor.Gabaygani wuxuu jawaab u yahay gabay uu horay […]

Continue reading …

ERGO: Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye 1992

Comments Off on ERGO: Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye 1992
ERGO: Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye 1992

Berberanews-Gabaygan waxaa tiriyey Maxamed Xaashi Dhamac(Gaariye) 30th,April,1992. Gabaygan wuxuu abwaanku tiriyay markii uu socday dagaalkii sokeeye ee ka dhex aloosnaa beelaha Somaliland gudahooda, waxaanu soo baxay maalin khamiis ah. Gabaygan magaciisa waxaa la yidhaahdaa ERGO . .Abwaanku wuxuu ku bilaabay gabaygiisa sida tan:- Qul-acuudu bilaahi – idaajaa nasru-laahi, Al-raxmaan iyo qaaf iyo alif-laamra sirteediyo Waxaan […]

Continue reading …

Cabdinuur Allaale iyo Xusuusta Halabuur Ibraahin-Gadhle – W/Q. Maxamed S. Cumar

Comments Off on Cabdinuur Allaale iyo Xusuusta Halabuur Ibraahin-Gadhle – W/Q. Maxamed S. Cumar
Cabdinuur Allaale iyo Xusuusta Halabuur Ibraahin-Gadhle – W/Q. Maxamed S. Cumar

Berberanews-(Fanka)-Qormadani waxay koobaysaa xog-waraysi khaas ah oo uu weriye Xasan Maxamed la yeeshay Fannaanka Cabdinuur Allaale. Waraysigan waxa uu Allaale kaga warbixinayaa maraaxiilkii suugaaneed ee ay soo martay maansada Abwaan Ibraahim Gadhle. Wuxuu sidoo kale si faahfaahsan uga warramayaa taariikhaha, dhacdooyinka iyo sababaha ay ku curteen qaar ka mid ah heesaha Gadhle ee uu qaado […]

Continue reading …

DHULGARIIR (Gabay)- Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)

Comments Off on DHULGARIIR (Gabay)- Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)
DHULGARIIR (Gabay)- Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)

Tixdan oo soo baxday bilawgii bisha May,2007 waxa tiriyey abwaanka caanka ah ee “Hadraawi”. Hadraawi wuxuu gabaygan ka tirshey madal loo agaasimay dadka la haybsooco ee Soomaalida. Eebbe ayaa Quraankiisa Kariimka ah innoogu caddeeyey in qofka agtiisa gobta ka ahi yahay kan camalkiisu suubbanaado cabsida Rabbina ku dheer tahay. Waxay ila tahay ruux Eebbe u […]

Continue reading …