Home » QORMOOYIN
You are browsing entries filed in “QORMOOYIN”

1. Axmed Siciid Maxamed iyo Xaaskiisa 2. Saleebaan Cabdilaahi Maxamed iyo Xaaskiisa 3. Xuseen Cabdi Wacays & Xaasaskiisa 4. Cabdirisaaq Cali Xuseen & Xaaskiisa 5. Deeq Maxamed Cismaan & Xaaskiisa 6. Xasan Cabdilaahi Maxamed & Xaaskiisa 7. Cismaan Axmed Cabdilaahi & Xaaskiisa 8. keyse siciid ismaciil 9. Aamina C/laahi Maxamed 10. Hooyo canab jamac cige [...]
February 22nd, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Cali Aw Jaamac Maxamed Iyo Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa Xuseen Xasan Maxamed Iyo Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa Cabdiraxmaan Cali Aw jaamac Iyo Xaaskisa iyo Caruurtiisa Khadar Xuseen Xasan Iyo Xaaskisa iyo Caruurtiisa Maryan Cali Aw jaamac Iyo Caruurteeda Fardawsa Xusen Xasan Saygeeda Iyo Caruurteeda Sucaad Xuseen Xasan Saygeeda iyo Caruurteeda Faadumo Xusen Xirsi Calanle Saygeeda Iyo Caruurteeda [...]
February 21st, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »
Marka hore waxan salaamayaa dhamaan umadda reer somaliland gude iyo dibadba meel kasta oo ay joogaan, mar labaadkana waxan salaan taas la mid ah u gudbinayaa qaybaha kala duwan ee saxaafada ee ka hawl gala jamhuuriyada somaliland. Intaa ka dib hadii aan u daadego dulucda maqaalkayga oo aan rabo inaan maanta kaga hadlo mawduuc xasaasiya [...]
February 21st, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Magaalo xeebeeda gobolka Saaxil oo xudun u aheyd dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Somaliland Islamarkaana ah isha dhaqaale ee dalka Somaliland leeyahay ayaa waxa si weyn hoos ugu dhacay lixdii bilood ee Udanbeeyay dhaqdhaqaaqa ganacsi ee dhinaca bagaashyada kala duwan ee ay dekeda berbera kasoo dajin jireen ganacsatada reer Somaliland waxaana gabi ahaanba meesha ka baxay badeecado [...]
February 20th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Beryahan danbe dadka wax ku qora baraha internadka ee warbaahinta casriga ah ku soo badanaya dad aad moodo inay bilow u tahay qoraalka oo ay xiisaynayaan inay tijaabo ugu gudbiyaan maqaalladooda baraha internetka wax lagu diro, iyadoo arintaas aan aad u hubsaday qaar badana warayasi kala yeeshay qaarna aad hab qoraalkooda ka fahmayso, qaarkoodna qoraalkooda [...]
February 20th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

· c/samada maxed jaamac · c/raxmaan maxmed jaamac · qaasim ismaaciil xasan · daahir xasan ibraahin · axmed maxmuud samatar · xamdi ciise kaahin · c/salaam axmed cigaal · guuleed obsi cigeh · foosi c/laahi xasan · caaqil c/rashiid cabdile Waxaanu halkan hanbalyo iyo bogaadin aan lasookoobi Karin hawada umarinaynaa arooska farxada leh Ee [...]
February 19th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »
Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera waa isha dhaqaalaha dalka somaliland, waxaana ku yaala goobo muhiim ah oo ay ka soo baxaan dhaqaalaha dalka uu ku hawlgalo, waxaa berbera lagu naanaysaa Hooyada Dalka, sababtuna waxay tahay waa marinka ay dalka wax u soo maraan maadaama oo aanay buurnayn wax soosaarka gudaha dalka ka soo baxa,isla [...]
February 17th, 2012 | Posted in QORMOOYIN,WARARKA | Read More »
Waligiin ma aragteen nin 50 kun oo qof kaligii aasay? Balaayaba balaayo kale ayay ka subxaanalaysataaye ka bogo warkaygan!!! Intii aanu wadnay dacwadan Maxamed Cali Samatar oo jiitamaysay mudada 8 sano ku dhow hadana ka bilaabmi doonta Virginia wiiga danbe. Waxaanu lakulanay dad badan oo xog iyo xaqiiqo badan la yuurura iyadoo aanu si qotodheer [...]
February 17th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »
Dabarku waa xadhig ama qalab kale oo loogu talo galay in uu hakiyo socodka ishinka sida awrta iyo fardaha; awrka ama ratiga waxa loo adeegsada in lagu guuro ama reerka loogu dhaamiyo, sababta habeenkii loo seeteeyaana waa in aanu debeda u dhicin ka dibna bahal dilin ama tuugba xadin. Farduhuna kaalin ayey ku lahaayeen sebenadii [...]
February 17th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Iyadoo Siyaasadda Somaliland ay marba marka ka danbaysa sii ballaadhanayso isla markaasna Noqonayso siyaasad dadka iyo dalkaba wada deeqda ayaa waxaa muddo yar ka hor laga diiwaangeliyey dalkan Somaliland 15 Urur siyaasadeed oo dhammaantood jecel inay u tartaamaan Doorashooyinka Golayaasha deegaaanka ee bilaha fooda innagu soo haya ka dhici doona dalka, kuwaas oo ay ka [...]
February 13th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »