Home » Archives by category » QORMOOYIN (Page 114)

Waxan salaan u soo gudbinayaa dhamaan bahda berbera news sida dadaalka leh ee ay marwalba ugu dadaalayaan inay dadkooda kala jooga dunida dacaladeeda ka haqabtiraan wararka ka jira caalamka iyo wadankeena hooyo

Continue reading …
Yaa ku Guulaysandoona Kursiga qaaliga ah ee Guddoomiyaha Maxkamada Sare?

Tan iyo itii madaxwaynaha Somaliland uu xilkii ka qaaday gudoomiyihii maxkamada sare  waxa soo baxay xodxodasho badan iyo dus dus oo loogu tartamayo booska Guddoomiyaha banaanaaday ee Maxkamadda sare.

Continue reading …
Ma la aqbali karaa Wasiirka A/Gudaha S/land ayaa ka horjeestay qabashada Sarkaal D/Hoose ah,kuna eedaysan lunsiga hantida qaranka !!!!!!!!

Iyadoo aan la socono in musuq-maasuq baaxad leh uu hadheeyey Dawladda Hoose ee Hargeysa, isla markaana aan loo dulqaadan Karin in wasiirkii arimaha gudaha Dr, gaboose soo faro galiyo hawlahii baadhista Hantida Qaranka ee la Lunsado., Iyadoo Hanti-dhawraha guud ee qaranka Maxamuud Cabdi Ibraahin uu shaaca ka qaaday aanay cid bilaa danbi ah aanay odhan […]

Continue reading …

Xukuumada Cusub ee Somaliland ee uu madawyne ka yahay mujaahid Ahmed Mohamed Mohamud (siilaanyo) oo hada dalka ka talinaysay mudo ka yar hal sano, ayaa waxay ku guulaysatay in gaadhsiiso siyaasada arimaha debeda SL maqaamkii ugu sareeyey tan iyo intii aynu dib ula soo noqonay madaxbanaanida.

Continue reading …

http://www.facebook.com/pages/Ahmed-Hassan-Arwo/150753478331907 Waxaynu ognay in kal hore ahayd maalintii doorashada Madaxtooyada. Maalintaas oo muujisay in Somaliland dadkeedu yahay duul u bisil dimuquraadiyada, duul la xisaabtami kara cidda ay xilka u dhiibtaan, eryi kara oo saari kara kolba kii ay u arkaan inay danta guud ku jirto. Wey foodeen oo nabad ayey ku

Continue reading …

Toga Waheen Makasamasan Karanaa Biyo Xidheen Konronto laga Dhaliyo Iyo Riig Biyo Ah Oo Waraabiya caasimda hargaysa Iyo Nawaaxigeeda?‏

Comments Off on Toga Waheen Makasamasan Karanaa Biyo Xidheen Konronto laga Dhaliyo Iyo Riig Biyo Ah Oo Waraabiya caasimda hargaysa Iyo Nawaaxigeeda?‏
Toga Waheen Makasamasan Karanaa Biyo Xidheen Konronto laga Dhaliyo Iyo Riig Biyo Ah Oo Waraabiya caasimda hargaysa Iyo Nawaaxigeeda?‏
Continue reading …
HAMBALYO: Meherka AXMED SALEEBAAN CUMAR & XAFSA XAASHI MAXAMED

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) Abwaan Xasan X. Cabdillaahi (Xasan-Ganey) Abwaan Maxamed Aadan Dacar

Continue reading …
Hambalyo meher wacan
Continue reading …
Xildhibaan Nasir Xaji Cali Shire waxa uu Nooleeyay Rajadii waxbarashada Gobolka Saaxil

Berbera-(Berberanews)- labaatankii sano ee ay Somaliland cagaheeda ku taagneyd waxa bulshada reer berbera gaar ahaan dayarta reer Berbera dhibaato weyni ka haysatay dhinaca waxbarshada sare.

Continue reading …
Fariin Ku Socota Maamulka Talafiishanka Horn Cable (HCTV)

Bislaamihi Raxmaani Raxiim marka hore waxaan salaamaynaa dhamaan shacbi weynaha Somaliland meelkastay joogaan .

Continue reading …