Home » Archives by category » QORMOOYIN (Page 116)
Maxay Xukuummaddu Uga Sastay Shirarka Beelaha Ee Dalka Ka Socda

ASCW; Waxa qofka bini aadmiga ah, ilaahay u abuuray in uu xaq u leeyahay codkiisa, iyo odhaahdiisaba, kol hadii aanu wax udhimayn diinteena suuban, iyo ummada uu qofkaasi ama kooxdaasi ku dhex noolyihiin.  Distoorka aynu u codaynayna waxa uu ina farayaa in bulshadu ay is abaabuli karto, ayaahadoona ka tashankarto, iyadoo ixtiraamaysa nabadgelyada, iyo qawaaniinta […]

Continue reading …

Farxada iyo Niyad wanaago wax ay qayb libaax ka qaataan nolosha bulshada, manaha wax ku xidhan in qofku haysto dhaqaale hanfaqa iyo nolol isu dheeli-tirin. Inkasta oo dhaqaale xumida iyo dhibaatooyinka dabiiciga ah, sida Abaaraha iyo Saboolnimada ay Bulshada reer Somaliland la wadaagaan Qoomiyadaha kale ee ku dhaqan Geeska Africa,

Continue reading …

Dhamaan Xubnaha Ururka Wadaniga ah ee SYCD waxay Hanbalyo iyo Bogaadin udirayaan Arooska Eng. Cabdinasir X. Saleeban Cabdi Iyo Marwadisa Hibaaq Jaamac Cali

Continue reading …

Saxaafada ayaa lagu tilmaama tiirka afraad ee dawladnimada ku salaysan dimoqraadiyada iyo nidaamka xorta. Haddaba sida aynu ka dheregsanahay Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxaa ka hirgalay nidaamka asxaabta badan iyo habdhaqanka dimoqraadiga ah

Continue reading …
Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu Farax Meherka Omar Abdilahi Hassan iyo Hamda Ahmed Ali

Hanbalyo Gacal Iyo Sokeeyba Guurkiina Lagu Farax Meherka Maxamed Muuse Yuusuf (Maxamed Citiraaf) iyo Marwo Hodon Axmed Cali oo meherkoodu maanta ka dhacay magaalada Hargeysa Aabo Abdilahi Hassan Fahiye , Khadra Abdilahi Hassan Iyo Reerkeeda, Amina Abdilahi Hassan Caruurteeda

Continue reading …

No Comment

HAMBALYO AROOS WACAN Hassan YaxyeQaasim Max’medYaxyeQaasim C/lahiMax’medYaxye Cisman Ahmed  Yaxye Ibrahin Ali Ibrahin Yusuf Ileeye Salax Hussein Yaxye Xariir Hussein Yaxye IbrahinMax’medYaxye Suleiman Ahmed Iman C/raxman Ahmed Yahye Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadinaanlasookoobi Karin hawad u marinayaan Arooska. Samiir Xasan Yahye & Xayaad Maxamed Cabdilahi Ooaroos kooduka dhacay Magalaada Dubai 01.07.2011 Waxaanay leeyihiin noqda […]

Continue reading …

No Comment

HAMBALYO AROOS WACAN C/laahi Caare Samatar Abdi Hugur Cumar Boqor Max’med Suleiman (Boqor Belo) Gudoomiye Siciid Jaamac Yaasiin Max’med Abdi muse Afay Ibrahin Abokor Cartan Xasan Max’med Abdi Ileeye C/laahi Cilmi Kaahin (Qaadiro) Caafil Cabdi Aw Jaamac Mustafe Muse Good Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadinaanlasookoobi Karin hawad u marinayaanArooska. Samiir Xasan Yaxye & Xayaad […]

Continue reading …

Waxan salaan u soo gudbinayaa dhamaan bahda berbera news sida dadaalka leh ee ay marwalba ugu dadaalayaan inay dadkooda kala jooga dunida dacaladeeda ka haqabtiraan wararka ka jira caalamka iyo wadankeena hooyo

Continue reading …
Yaa ku Guulaysandoona Kursiga qaaliga ah ee Guddoomiyaha Maxkamada Sare?

Tan iyo itii madaxwaynaha Somaliland uu xilkii ka qaaday gudoomiyihii maxkamada sare  waxa soo baxay xodxodasho badan iyo dus dus oo loogu tartamayo booska Guddoomiyaha banaanaaday ee Maxkamadda sare.

Continue reading …
Ma la aqbali karaa Wasiirka A/Gudaha S/land ayaa ka horjeestay qabashada Sarkaal D/Hoose ah,kuna eedaysan lunsiga hantida qaranka !!!!!!!!

Iyadoo aan la socono in musuq-maasuq baaxad leh uu hadheeyey Dawladda Hoose ee Hargeysa, isla markaana aan loo dulqaadan Karin in wasiirkii arimaha gudaha Dr, gaboose soo faro galiyo hawlahii baadhista Hantida Qaranka ee la Lunsado., Iyadoo Hanti-dhawraha guud ee qaranka Maxamuud Cabdi Ibraahin uu shaaca ka qaaday aanay cid bilaa danbi ah aanay odhan […]

Continue reading …