Home » Archives by category » QORMOOYIN (Page 118)
XUSKA SANAD GUURADII 9 AAD EE MADAXWEYNE CIGAAL IYO TAARIIKH NOLOLEEDKIISII‏

Maanta oo ay taariikhdu tahay 3 May waa Sanadguuraddi 9aad ee ka soo wareegtay geeridi naxdinta lahayd ee ku timi Maxamed X. Ibrahim Cigaal, alla ha u naxariistee Madaxweynihi salka u taagay dawladnimada iyo nabadda ay maanta Somaliland ku naalonayso isla mar ahaantaana ahaa Raisal wasaarihi ugu firfircoonaa dawlad Soomaaliyeed. 

Continue reading …
Deegaanka Berbera  iyo doorka dhaq-dhaqaaqyada Ganacsiga   Umadda u simantahay.

Warbixintan oo kooban waxaan rabaa in aan wax yar ka iftimiyo waxa uu yahay Deegaanku iyo Doorka dhaqdhaqaaqa ganacsigu ku yeesho Bulshooyinka dhexdooda.

Continue reading …

Waxa aan ku soo qaadan doonaa qaar ka mid ah maansooyinka Soomaalida ee ay ku jiraan gefka noocyadiisa kala geddisan. Sida gef dhinaca diinta ah, gef dhinaca afka Soomaaliga ah, gef dhinaca dhismaha ah.   Barnaamij noocan oo kale ahi waxa uu hore uga bixi jiray Telefishanka ETN. Waxaanu ahaa barnaamij lagu lafa-guray maansooyin baxan […]

Continue reading …
Gabay cusub oo la baxay EN-JII-OO oo dhaleecaynaya UN-ta iyo hay’adaha Caalamig

Gabaygan cusub ee la baxay EN-JII-OO wuxuu ka digayaa waxyeelada hay’adaha UN-ta iyo kuwa kale ee Caalamiguba ay u geysan karaan dalka iyo dadka ay gacanta ku qabtaan haddaan laga digtoonaan.

Continue reading …

Maansha Allaah; Hadda ayey Hargeysa caasimad noqon doontaa, kol haddii dawladdii hoose shaacisay in la wado qorshihii lagu casriyeyn lahaa waddooyinkan ajaanibku la yaabaan markay arkaan ee xashiiska iyo buhu dul-wadhan yihiin haddii la innaga qurxiyo magaaladu caasimad-caasimad bay u eekaan oo waa iska oraydh.

Continue reading …
SOMALILAND WAXAY SAYLED UTAHAY DHULKA SOMALIDU DEGTO

Waxa aan halkan kaasalamayaa dhammaan umada reer somaliland meel kastoy joogaanba marka labaad waxa aan salaan qiimo badan u dirayaa hawl wadeenada hadhwanaagnews iyo xilka culus ee ay umada uhayaan kuna amaanaayo sida markasta wararka iyo dhacdooyinka noogu soo gudbiyaan taas oo ay ku amaanan yihiin. Halkan runtii waxa aan kaga hadli doonaa sida aad ku aragtaan […]

Continue reading …
Ma Ogtahay Saxaafada Iyo Qiimaheeda Miyaynaan Boosihii Wax Lagu Diri Jiray Ka maarmin

Ma Ogtahay Saxaafada Iyo Qiimaheeda Miyaynaan Boosihii Wax Lagu Diri Jiray Ka maarmin. Waxaan Umahad Celinayaa Dhamaanba Saxaafada Magacyadoodu Hosku Qoran yihiin Een Dadka Aan Kala Gudbaynin Ee Sinaantiyo Cadaalda Ku Dhisan By.Abw: Sidiiq Sh FaraxGabaar, Guulaystayaalbaad Tihiin Ilay gabi Ahaantiine Godaloolo Iyo Ceeb Marnaba Soma Galasaane Marka Hore waxaan Salaamaya Dhamaan Saxaafada Sharafta Leh Ee […]

Continue reading …
Page 118 of 118« First‹ Previous116117118