Home » Archives by category » QORMOOYIN (Page 119)
Ama Somaliland-tii la yaqaanay Noqotay Ama Laamigii Dib loo Raac:-

Ugu horayn waxaan salaamayaa Warbaahinta Madaxa banaan ee somaliland  iyo guud ahaan Akhriste yaasha Sharafta leh ee Af-Somaaliga ku hadasha . Aniga  oo  aan in dhawayd  qoraalo ku soo daabicin warbaahinta kala duwan ayaan manta  Qalinka u qaatay ugu horayn inaan u mahad celiyo  Jaaliyada Somaliland ee Ku nool  Magaalada  Melbourne ee Gobolka Victoria  ee […]

Continue reading …

Hargeysa(Berberanews) Xukuumadda Somaliland ayaa talaabo cad ka qaaday shirkadda Total ee gacanta ku haysay Haamaha Shidaalka ee Berbera, isla markaana  baabiisay gebi ahaanba heshiiskii ay kula jirtay shirkaddaa oo mudo dhawr iyo toban sannadood ah maamulaysay  Haamaha

Continue reading …
Dhanxiir; waxaad ka warantaa waatan TOTAL la eryaye tallaw yaa booskeedii geli doonaa, Ma waxa loogu…

Maansha Allaah, Alleylehe hanti-dhawrkii Guud ee Qaranku shaqo fiican buu hayaa, kaalay arag sida maraqooda loo cabay qolooyinkii ku mamay hantida ummadda ka dhexaysa ee min Gabiley ilaa Burco xabsiyada loogu guray. Dadkiina yididiilo ayaaba gashay oo in sharciga loo siman yahay ayaa

Continue reading …
Canbaareyn Xadhigii Sharci Darada ah ee loo geystey Md, Xasan Awjaamac Muuse (Xasan Jabane) oo muddo 7Casho ku xabisan Saldhiga Booliiska Deg, Sheekh..

Anagoo ka midda Madaxdhaqameedka, Odayaasha, Aqoonyahanka iyo Ganacsatada G/Saaxil, waxaanu  Cambaareynaynaa Xadhiga Sharcidarada ah ee Mudane, Xasan Awjaamac Muuse (Xasan Jabane)..

Continue reading …
MAYAR CABDALE WAXQABADKIISA TAARIIKHDAA KA MARAG KICI

Waxaan marka hore salaamayaa saxaafada Somaliland ee kala gadisan Aniga oo uga mahad celinaya hawsha balaadhan ee warfidineed ee ay Bulshada reer Somalilan u hayaan iyaga oo gaadhsiiya wararka iyo Horumarka dalka meelkasta oo ay joogaan bulshada reer Somaliland Marka labaad waxaan hambalyaynayaa bulshada reer Somaliland aniga oo ku hambalyaynaya isu soo baxii balaadhnaa ee […]

Continue reading …

Waxaan marka hore u Ducaynaynaa Dhamaan Mujaahidiintii ku shahiiday halgankii qiimaha lahaa ee dalkan lagu xoreyeey,Waxaa ay maanta ahayd  27May maalintii Xoogagii SNM ee mujaahidiinta ahaa si foolka fool ahayd ugu babac-dhigaan Ciidamaddii Faqashta ee laxaadka lahaa ee

Continue reading …
Maxaad kala socotaaTariikhda ku duugan Haamaha Shiidaalka Berbera & khasaaraha ay Shirkaddii TOTAL

  Waxaa uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Digreeto Madaxweyne oo xafiiskiisa ka soo baxday ku sheegay in uu u baabiyey dhammaanba heshiiskii Shariikadda TOTAL ay Somaliland kula jirtay waxaana ay Digreetadaasi Madaxweynaha ku cadeeyey in TOTAL in ay ka baaqsadeen dayactirka Haamaha Shiidaalka.

Continue reading …

Maansha Allaah; Alleylehe, madaxweyneheenii waa kaa damqaday xididkii kooto diidka ee uu ka qaylin jiray xilligii mucaaridka, kol hadduu shalayba cawda u jaray dhiig-miiratadii TOTAL ee shidaalka cunaha haysatay. Eesh calaa madaxweyne dheh, maantaba maxay odhan doonaan kuwii indhaha qalloocay ee xagga xun uun wax ka eegi jiray, shidaalkiina waa fasax ee nin waliba booyadiisa […]

Continue reading …

Marka hore guud ahaan shacab-weynaha reer Somaliland meel kasta oo ay ku sugan yihiin aan idhaahdo “Hambalyo, Congratulation, تهنئة, Félicitation, Glückwunsch, Felicitación, 祝贺, Pongezi, Congratulazione, Поздравлени, Grattis iyo qaar kale oo badan.” Doorkii wax-ku-oolka iyo lamma illaawaanka ahaa ee cid kasta ka qaadatay xuskii 18-ka May ee 20-tan guurada ka soo wareegtay dib ula soo […]

Continue reading …

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Digreeto Madaxweyne oo xafiiskiisa ka soo baxday ku sheegay in uu u baabiyey dhammaanba heshiiskii Shariikadda TOTAL ay Somaliland kula jirtay waxaana ay Digreetadaasi Madaxweynaha ku cadeeyey in TOTAL in ay ka baaqsadeen dayactirka Haamaha Shiidaalka.

Continue reading …