Home » QORMOOYIN
You are browsing entries filed in “QORMOOYIN”

OGEYSIIS Waxaa dhamaan bulshadda reer S/L ee ku dhaqan magaalada BIRMINGHAM –UK iyo nawaaxigeeda la ogeysiinayaa in la qabandoon xuska 18 –ka may 2012. Haddaba , maamulka jahliyadda S/L ee magaaladda Birmingham waxay si xishmad leh ugu baaqayaan in si mug leh looga soo qeybgalo sidii horeba looga bartey reer Birmingham. Taariikhda [...]
May 12th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Dadwaynuhu waxay daremayaan farxad iyo rayrayn balaadhan, qofwaliba waxa uu talonayaa calanka Somaliland oo qabab kala duwan ah, waxa aad loo hadal hayaa maalintan oo ku wayn dhamaan shacbiga Somaliland, waa maalin qofwalba ku wayn oo la qiyaasi Karin Muhiimadda ay ummaddan u leedahay, hadaba, dadwaynaha caasimada isugu soo baxa oo aad u tiro badan [...]
May 11th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »
Ka dib markii dantii laga lahaa laga gaaray, ayaa la kala diray Golihii Baarlamaanka, waxaana lagala soo haray Gudoomiye Shariif Xasan iyo Xubno kooban oo ay saaxiibo ahaayeen. Balse markii wadamadan Soomaaliya danaha gaarka ah ka lihi arkeen inaysan suurto gal ahayn in Ummaddan lagu qanciyo Shariif Xasan iyo xubnihiisan kooban, ayay wadamadani la yimaadeen [...]
May 10th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »
Waxaan halkan rabaa in aan Qoraalkaygan kula hadlo saddex qolo, kuwaas oo aan u arakay inay lagama maarmaan tahay inaan wax ka idhaahdo, maadaama ay jiraan xaalado siyaasadeed oo aan indhaha laga qarsan karin. 1. Madaxweynaha JSL 2. Shacabka iyo 3. Ururuda aan guulaysan Madaxweynaha midbaan leeyahay, madaxweyne dawladaadu waa caadifi, haddii la dhaliilo way [...]
May 9th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Hargeisa (Berberanews Hambalyo):- Maxamed Siciid Cabdillahi Mustafe Maxamud Diiriye Shaafici maxamud Diiriye Maxamed Maxamud Diiriye Maxamed Cawil Diirye Axmed Cawil Diiriye Ayan Maxamud Diiriye Amaal Maxamud Diiriye Axmed/nuur Hassan Hayan Cabdi Xassan Hayan Raxma Ibrahim Ciise Muxuyadin Ibrahim Ciise Maxamed Ibrahim Ciise Dhamaan dadkaasi waxay Tahniyad Dhalasho Farxad leh u dirayaa Aabo Khadar Xassan Hayaan [...]
May 8th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »
Marka horeba waxuu Eebbe garaadka inoo siiyay, inaynu danta ummadda guud ahaan, iyo gaar ahaanba qofna aan xaqiisa cidi isku dayin inay duudsido. Runtii xeerarkan lagu saleeyay doorashada iyo diiwaangelinta xusbiyadu may ahayn mid caqli fiicani ka dambeeyay, sida loo adeegsanayay. Waxaad arkaysaa in dadka sidan u dhigay aanay ahayn kuwa innaba danta ummadda ka [...]
May 8th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Laba aan Kala Maarmin Laba aan Kala Maagin Gayaan ku Midoobay Mudnaantiyo Dookha Mataanaha Is Doortay Rabo Midha Deeqa Rabow Nolol Miigan Muftaaxa Ladnaanta Awlaad La Majeerto Intay Mudan Yihiinba U saar Midigtooda. Aniga O Ah Haddi Ismail Hassan Warancade Kuna Hadlaya Magaca Dhamaan Famliga Reer Warancade Dal Iyo Dibad Meel Kasta Oo Ay [...]
May 8th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

M/weyne Ahmed Silaanyo: “Waxa uu Ehel, Wehel iyo Hiilba u yahay kuwa xaqa iyo caddaaladda ku taagan ee xaq-darrada iyo xumaantaba la dagaallama.” | By: Architectural-Eng. Hussein Adan Igeh | |Hussein Deyr| |UK | Muran kama taagna in Mudane M/Weyne Ahmed Moh. Mohamud (Silanyo) uu yahay Hoggaamiye Tayo iyo Aqoon sare leh, aad iskugu [...]
May 8th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Gudoomiyaha urur siyaasadeedka WADDANI, dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe iyo taageerayaasha ururka WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan xaasaskii, caruurtii, eheledii, qaraabadii iyo dhmaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay. Mujaahid Axmed Maxamed Halac oo ku geeriyooday xalay Dalka Sweden Waxaanu Eebo uga baryaynaa innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteenna samir [...]
May 8th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

By: Siciid Maxamed Askar Hawraar hore oo Soomaaliyeed ayaa ahayd Nimco waliba Nusqaan leh, luuqada Af-soomaaliga marka dib loo eego waxay ahayd luuqad hodan ku ah dhinaca suugaanta iyo sarbeeb, si xikmadaysan oo ay dadkii hore isku dhaafsan jireen hadalkooda, iyadoo xilliyadaas oo qarniyo ka hor ah aanay jirin, aqoon iyo waliba farsamooyinka casriga ee [...]
May 7th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »