Home » Archives by category » QORMOOYIN (Page 5)

HA CABAN ; EE CAMAL LA KAALAY ?

Comments Off on HA CABAN ; EE CAMAL LA KAALAY ?
HA CABAN ; EE CAMAL LA KAALAY ?

Marka aad u-kuurgasho xaaladda dalka iyo dadkuba meesha ay marayaan, duruufaha ku gedaaman iyo halista dhaqan-dhaqaale ee ku habsatay waxaa kuu soo bixi, in bulshada cid u maqan iyo ceel u qodan toona aanay jirin, ay tahayna ummad Ilaaheedii abuuray sugaysa. Siyaasigeedii waxa uu ku fekerayaa sidii uu iskugu diri lahaa ugana xoolaysan lahaa, ganacsadaheediina waxa […]

Continue reading …

Daacadnnimo & Dibin-daabyo Midkee Loo Qaadan karaa Falanqeynta BBC ee Somaliland?

Comments Off on Daacadnnimo & Dibin-daabyo Midkee Loo Qaadan karaa Falanqeynta BBC ee Somaliland?
Daacadnnimo & Dibin-daabyo Midkee Loo Qaadan karaa Falanqeynta BBC ee Somaliland?

Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleeye) Idaacada BBC, laanteeda Af Soomaaliga ku hadasha ayaa shalay mareegtooda ku baahiyey faalo ay cinwaan uga dhigeen, Somaliland: Maxay tahay Sababta ay diblumaasiyiin badan oo heer caalami ah ugu sii qulqulayaan Hargeysa? Taasoo falanqeyn kooban ka dib ku soo gunaanadeen, saddex qodob oo ay sheegeen inay midkood loo qaadan karo sababta ka […]

Continue reading …

Arrimaha u dhexeeya Mucaaridka iyo Muxaafidka

Comments Off on Arrimaha u dhexeeya Mucaaridka iyo Muxaafidka
Arrimaha u dhexeeya Mucaaridka iyo Muxaafidka

Waxaan Jeclaystay inaan Isla eegno ama aynu iftiimino arimaha  u dhexeeya MUCAARIDKA IYO MUXAAFIDKA. Waxa aynu wada ognahay innuu  khilaaf soo kala dhex mari karo  AXAABTA SIYAASIGA ah, maanta Dawladnimada aynu gaadhnay miyaanay habooneen inay axsaabto waxa soo kala dhex mara inay Baarlamaanka ay ku dhamaystaan doodohooda iyo WAXA ay ku maandhaafsanyihiin? waayo waa kaliya […]

Continue reading …

DHULCUNAW : MEE DAMIIRKAAGII ?

Comments Off on DHULCUNAW : MEE DAMIIRKAAGII ?
DHULCUNAW : MEE DAMIIRKAAGII ?

Waa haben madaw oo mugdiya, oo cirkuna hadoodilan yahay , waa dhaxan , wadooyinkuna waa juuqla jaaqla , askari waar diya ah uun baa lugeynaaya . Axmed guriguusu wuxuu ku yaalaa koonaha magaalada , wuu dhaxamoonayaa , koofiyaddii uu gashanaana waxba kama tarayso , kolba wuu yara kacayaa , si uu dhaxanta isaga duuliyo , […]

Continue reading …

Somaliland: Statement Regarding IGAD’s Establishment Of a Task Force On The Red Sea & The Gulf Of Aden

Comments Off on Somaliland: Statement Regarding IGAD’s Establishment Of a Task Force On The Red Sea & The Gulf Of Aden
Somaliland: Statement Regarding IGAD’s Establishment Of a Task Force On The Red Sea & The Gulf Of Aden

MOFA Press Release Hargeysa-(Berberanews)-The Republic of Somaliland welcomes the establishment of the Task Force on the Red Sea and the Gulf of Aden by the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) on 4 April 2019. This initiative, which aims, among other objectives, to ‘develop a common position to protect the security and economic interests in the […]

Continue reading …

Siyaasada Arimaha dibada dawlada ayaa inoo qaabilsan cidii seeradaa dhaaftaana waa danbiile qaran

Comments Off on Siyaasada Arimaha dibada dawlada ayaa inoo qaabilsan cidii seeradaa dhaaftaana waa danbiile qaran
Siyaasada  Arimaha dibada dawlada ayaa inoo qaabilsan cidii seeradaa dhaaftaana waa danbiile qaran

Wadan walba oo caalmaka kajiraa waxa uu leeyahay arimo siyaasad dibadeed,waxaana u qaabilsan hay ado gaara iyo wasaarado loogu talagalay hawshaas si gaara. waxaa intaa dheer xeerar iyo siyaasado dawladu ay leedahay oo kuwa jahan arimaha dibada,sidaa daraadeed majiri karaayo siyaasi arin aan laga tashan laysa ogeeyn,aan ka turjumayn siyaasada arimaha dibada dalkeenu ka leeyahay,inta […]

Continue reading …

Maxaa loo baahanyahay Marka tartan Qandaraas loo shaacinayo ummadda?

Comments Off on Maxaa loo baahanyahay Marka tartan Qandaraas loo shaacinayo ummadda?
Maxaa loo baahanyahay Marka tartan Qandaraas loo shaacinayo ummadda?

1.waa inuu qofka tartanka galayaa ama shirkaddu ay khibrad u leedadahay waxa tartarka ay u galayso oo ay badka soo dhigto iyo wixii lamid ah ay hore uga hirgalisay wadanka gudihiisa amase dibadiisaba iyo waxa ku baxaaya qarash ah. Waxay gudidu xaq u leedyihiin inay xog raac samayso inay waxa ay sheegayaan ay dhab tahay […]

Continue reading …

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska

Comments Off on Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska muddo dhaafka golaayaasha deegaaannada ee 23 gole Deegan 600 xildhibaan. Waxaa iswaydiin leh goormay jamhuuriyadda madaxa banaan ee Somaliland ay u noqotay jabuuti Qabo uun la yidhaahdo. Waxaa kale muddo mudhaafay golayaasha deegaannada ee xilkooodi dhamaaday bishii saddexaad 30/3 /2019 ee sanadkan […]

Continue reading …

Khilaafka Gacanka Carbeed iyo Is-bedelka Geeska Afrika: Doorkee ayay ka ciyaari kartaa Somaliland?

Comments Off on Khilaafka Gacanka Carbeed iyo Is-bedelka Geeska Afrika: Doorkee ayay ka ciyaari kartaa Somaliland?
Khilaafka Gacanka Carbeed iyo Is-bedelka Geeska Afrika: Doorkee ayay ka ciyaari kartaa Somaliland?

Xarunta Daraasaadka Siyaasaddu waxay ku martiqaaday Maxamuud Xaashi Cabdi oo ahaa wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland (2015-2017) iyo wasiirka duulista madaniga ah (2010-2015) kulanka Habeenka Kasmo-Wadaag si uu uga hadlo sida ay Somaliland ula jaan qaadi karto is-bedelka xoogga leh ee wejiyada badan ee ka socda gobolka iyo saamaynta ay ku yeelan karaan dadaalka ay […]

Continue reading …

Waxba ma fahmo waayo Runtaan ka dhuuntaa.( go beyond the analytic mind)

Comments Off on Waxba ma fahmo waayo Runtaan ka dhuuntaa.( go beyond the analytic mind)
Waxba ma fahmo waayo Runtaan ka dhuuntaa.( go beyond the analytic mind)

Dhibaata kasta oo igu dhacda, mahayo wadadii xalkeeda,waxaan ku ilaawaa dhibtaas duruufaha ilbidhiqsi kasta noloshayda kusoo kordha ee maalinlaha ah, midba mid bay idhiibtaa,ma dhibsado oo waan iskala noolaadaa,anoo ka dhuumanaya xaqiiqada nolosha i hortaagan ee aanan xalba u haynin(Concealing the contrary of the reality). Qiimaha qofku leeyahay wuxuu ku xidhan yahay waxa uu qabto […]

Continue reading …