Home » QUBANAHA
You are browsing entries filed in “QUBANAHA”

Sideen ku Noqon Karaa Qof Kasbada Farxada Guurka?!! “ Fadlan walaal waxaan kaa codsanaynaa in aad maqaalkan wada arkhriso , wakhtigaagana noo hurto , waxaan doonaynaa bulsho wanaagsan qof walbana in uu wakhti u huro akhriska ayaan ka Codsanaynaa sida aan anaguba wakhti ugu hurnay qoritiisa” Waxaan maqaalkan idiinku diyaarinay su’aalo badan oo la isa soo waydiiyay Jawaabahooda ,oo khuseeya [...]
January 22nd, 2012 | Posted in QORMOOYIN,QUBANAHA | Read More »

Gabaygan waxa tiriyay xiis maxamed cilmi isagoo is barbar dhigaya wakhtiyadii ismari waaga siyaasadeed ka jiray dalka siday dhalinyarada, haweenka, & saxaafadu ula halgameen xukumada hadda jirta oo wakhigaa muncaarad ahayd iyo hagardaamada abaalka looga dhigay wakhtigan, haddaba isagoo xusaya in hiilka kaliya ee muncaaradku lahaa ay saxaafadu kow ka ahayd wuxu yidhi sidan:- Seben [...]
January 21st, 2012 | Posted in QORMOOYIN,QUBANAHA | Read More »

Cabsi weyn ayaa laga qabaa in ay dhawaan go,aan laba kamida biriijyada halbawlaha ah ee kuyaala wadada isku Xidha magaalooyinka Berbera iyo Burco oo dhaawacyo burbur iyo daldaloolo ahi lasoo darseen mudooyinkan udanbeeyay. illaa hadda ma cadda sababta dhabta ah ee keentay dhaawacyada soo gaadhay biriijyadaa qiimaha badan ee haday go,aan ay yaraanayso sida loogu [...]
January 7th, 2012 | Posted in QORMOOYIN,QUBANAHA | Read More »
Washington December 8, 2011 (Berberanews) – Marka hore Waxaan halkan ka salaamayaa saxaafada horta ah ee reer somaliland, waxaan idin leeyahay hawshaa fiican eed wadaan halkaa ka sii wada….Hadaan u soo noqdo maqaalkan yar ee gaaban…..Waxa burco ka bilaabmay ciyaarihii gobolada ee somaliland, oo aan aad iyo aad ugu mahadinaayo wasiirka da’da yar ee sida [...]
December 11th, 2011 | Posted in CAYAARAHA,QUBANAHA | Read More »
Dadka dhahay dimoqaraadiyadda Islaamka ayaan ku dhaqmaynaa wax aayad ah iyo xadiis midna uma haystaan. Waxaan markii ugu horraysay ka maqlay mas’uuoliyiinta ummadda reer Puntland in ay samaysteen diin cuusb oo la dhaho dimoqaraadiyada Islaamka ama slamic democracy oo 41 qodob ay ka soo qaateen diinta Islaamka inta kalena ay soo qaateen dimoqaraadiyada, waana [...]
December 2nd, 2011 | Posted in QUBANAHA | Read More »
Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Ch. Caaqil Fu’aad C/laahi Ciise, Eng. Muuse Cadaani Axmed, Xil. Naasir X. Cali Shire, Cabdi Xaashi Caalin, X. Maxamed Muuse Mirre (Raygal) Eng. Ismaaciil Aadan Madar, Axmed Aadan X. Xirsi, Cabdi Jaamac Cabdi (Balihiile), Muuse Xuseen Xasan, dhamaantoodba iyaga oo ku faraxsan waxay Hambalyo, bogaadin iyo ducaba halkan u [...]
September 2nd, 2011 | Posted in QUBANAHA | Read More »
Maansha Allaah; Alleylehe, aqoonsigii waa kaas soo bidhaamayee dawlad iyo shicib-baa dhexda haloo sii giijisto oo in badan baynu la hayn tallaabadii dhaqaaqi weydama aqoonsi la�aantaa dabraysee, bal guul iyo horumar halagu gaadho, waxaanse ka baqaa in hadhaw lagu meeraysto ictiraafkii baa na hoosaasiyee markayagii horaanu dhaanay oo sidaa East Timor bakhtigu xalaal noqdo. [...]
July 28th, 2011 | Posted in QUBANAHA | Read More »

Koonfur Sudan waxa 09/07/2011 si rasmi ahaana lagaga dhawaaqay inay tahay dal madaxbanaan oo gooni u taagan, waxana la saaray calankii dalkaasi cusub. Dawladda Sudan ayaa iyana rasmi ahaan ugu dhawaaqday inay aqoonsatay dalkani ee Koonfur Sudan ee hore uga tirsanaan jirey. Damaashaadyo iyo daabaaldegyo weyn ayaa laga oogey meel kasta, lana filayaa inay si [...]
July 10th, 2011 | Posted in QUBANAHA | Read More »
Farxada iyo Niyad wanaago wax ay qayb libaax ka qaataan nolosha bulshada, manaha wax ku xidhan in qofku haysto dhaqaale hanfaqa iyo nolol isu dheeli-tirin. Inkasta oo dhaqaale xumida iyo dhibaatooyinka dabiiciga ah, sida Abaaraha iyo Saboolnimada ay Bulshada reer Somaliland la wadaagaan Qoomiyadaha kale ee ku dhaqan Geeska Africa,
July 7th, 2011 | Posted in QUBANAHA | Read More »
Waxaan marka hore u Ducaynaynaa Dhamaan Mujaahidiintii ku shahiiday halgankii qiimaha lahaa ee dalkan lagu xoreyeey,Waxaa ay maanta ahayd 27May maalintii Xoogagii SNM ee mujaahidiinta ahaa si foolka fool ahayd ugu babac-dhigaan Ciidamaddii Faqashta ee laxaadka lahaa ee
May 27th, 2011 | Posted in QUBANAHA | Read More »