Home » Archives by category » Qubanaha (Page 50)

In ka badan kun Awr oo kaqaybgalay tartan loo qabtay-daawo

Comments Off on In ka badan kun Awr oo kaqaybgalay tartan loo qabtay-daawo
In ka badan kun Awr oo kaqaybgalay tartan loo qabtay-daawo
Continue reading …

Jilaaga qosolka Rashiid Nuur iyo sheeko kale-Daawo

Comments Off on Jilaaga qosolka Rashiid Nuur iyo sheeko kale-Daawo
Jilaaga qosolka Rashiid Nuur iyo sheeko kale-Daawo
Continue reading …

DHANXIIR-Falanqaynta laba wejiile ee Wargeyska Jamhuuriya

Comments Off on DHANXIIR-Falanqaynta laba wejiile ee Wargeyska Jamhuuriya
DHANXIIR-Falanqaynta laba wejiile ee Wargeyska Jamhuuriya

DHANXIIR Maansha Allaah; Alleylehe dawladdii KULMIYE ka dhalatay waxqabad muuqda ayey ummadda u hirgelisay, kaalay arag waddooyinka la bilay iyo daaraha xafiisyada ah ee la dhibday, weliba dadku haddii ay isku tashadaan oo hal-hal dollar waxqabadka socda ku taageeraan sannadaha soo socda Land-tu Yurub ayey u eekaan. Weger; Adeer Yurub ama Afrika u eekaw ee […]

Continue reading …

Saxaafadda oo markii u horraysay yeelanaysa Diyaaradaha Drones-ka

Comments Off on Saxaafadda oo markii u horraysay yeelanaysa Diyaaradaha Drones-ka
Saxaafadda oo markii u horraysay yeelanaysa  Diyaaradaha Drones-ka

Berberanews-Jaamacadda Nebraska, ayaa markii u horraysay soo bandhigtay Diyaaradaha Droneska oo ay ugu tallo-galeen inay istimaasho saxaafaddu. Diyaaradaha Droneska oo quwadaha caalamku u adeegsado dagaallada iyo basaasidda, ayaa waxay markii u horraysay ka mid noqonaysaa mid ka mid agabka saxaafaddu ku hawlgasho, iyadoo Jaaamacaddu soo bandhigtay diyaarado aad u yar yar oo ay ku xidhantahay […]

Continue reading …

Mid ka mid ah Raggii Looga Shakisana in ay Weerareen Dukaamadii Kenya oo la Ogaaday inuu Taageero Kooxda Chelsea

Comments Off on Mid ka mid ah Raggii Looga Shakisana in ay Weerareen Dukaamadii Kenya oo la Ogaaday inuu Taageero Kooxda Chelsea
Mid ka mid ah Raggii Looga Shakisana in ay Weerareen Dukaamadii Kenya oo la Ogaaday inuu Taageero Kooxda Chelsea

Qubane-(Berberanews0-Mr. Xasan Cabdi Dhuxulow  oo ka mid ahaa ragga Somalida ahaa ee looga shakisana in ay weerar ku qaadeen xaruntii ganacsiga ee dalka Kenya ayaa la ogaaday inuu aad u taageero kooxda Chelsea, iyadoo la baahiyey sawirro uu xidhan yahay garamaanta kooxda Blue ku ciyaarto. Wiilkan asal ahaan u dhashay Somaliya, kuna noola dalka Norway, […]

Continue reading …

Booliska Dalka Holland oo Jiirar u Tababaray in ay Uriyaan Dambiyada

Comments Off on Booliska Dalka Holland oo Jiirar u Tababaray in ay Uriyaan Dambiyada
Booliska Dalka Holland oo Jiirar u Tababaray in ay Uriyaan Dambiyada

Qubane-(Berberanews)-Bilayska dalka  Holland, ayaa jiirar u tababartay in ay baadhaan dambiyada fud fudud ee u baahan in la uriyo mukhadaraadka iyo waxyaabaha qarxa,  iyadoo la damacsan yahay in lagu sii daayo goobaha dambiyada looga shakiyo. Sarkaal ka tirsan bilayska dalkaas oo la yidhaa Monique Hamershlag oo mashruucan gacanta ku haya, madaxna ka ah xarunta ikhtiraaca […]

Continue reading …

Fiyooliin la afuufay markii uu degay Markabkii Titatic 1912kii oo la kala siitay 1.5 milyan Dollar

Comments Off on Fiyooliin la afuufay markii uu degay Markabkii Titatic 1912kii oo la kala siitay 1.5 milyan Dollar
Fiyooliin la afuufay markii uu degay Markabkii Titatic 1912kii oo la kala siitay 1.5 milyan Dollar

Berberanews-Fiyoolintii LA afuufay saacaddii u dambaysay ee uu degayay Markabkii weynaa ee Titanic qarni ka hor 1912kii oo ay ku naf waayeen in ka badan 1500 oo qof, ayaa la kala siistay qiime aad u sarreeya oo dhan 1.5 milyan dollar. HALKAN KA DAAWO

Continue reading …

Sheekooyinka cusub ee jilaaga qosolka reer Djibouti ku sammeeyay Hargeysa-Daawo

Comments Off on Sheekooyinka cusub ee jilaaga qosolka reer Djibouti ku sammeeyay Hargeysa-Daawo
Sheekooyinka cusub ee jilaaga qosolka reer Djibouti ku sammeeyay Hargeysa-Daawo
Continue reading …

Anigu sidaan noqday hadduu arki laha naag muu guursadeen: Waraysi Jacaylka F Rasta.party 2

Comments Off on Anigu sidaan noqday hadduu arki laha naag muu guursadeen: Waraysi Jacaylka F Rasta.party 2
Anigu sidaan noqday hadduu arki laha naag muu guursadeen: Waraysi Jacaylka F Rasta.party 2

Fannanad Soomaaliyeed oo Hanatay Jacayl ay 14 sano keli ku ahayd. party 1

Continue reading …

Hargeysa: Wasiirka Warfaafinta oo Casuumay Fannaaniinta Xidigaha Geeska

Comments Off on Hargeysa: Wasiirka Warfaafinta oo Casuumay Fannaaniinta Xidigaha Geeska
Hargeysa: Wasiirka Warfaafinta oo Casuumay Fannaaniinta Xidigaha Geeska

Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyada Somaliland  Somaliland  Md. Cabdillaahi  Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa  shalay  xaflad  qado sharaf u sameeyay fannaaniinta xidigaha Geeska oo kaalin  ka   qaatay bandhigii Telefishanka Qaranku ugu tallogalay inuu daawadeyaashiisa ku raaligelinayo munaasibaddii ciidul-adxaha darteed.  “Waxaan soo dhawaynayaa dhallinyarradan (Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska)  xafladanna  waxaan u samaynayaa hawshii  TV-ga xalay (habeen-hore) […]

Continue reading …