Home » Archives by category » Qubanaha (Page 51)

Ha xoroobbo caashaqu !!! W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi (Dalxa)

Comments Off on Ha xoroobbo caashaqu !!! W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi (Dalxa)
Ha xoroobbo caashaqu !!! W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi (Dalxa)

W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi (Dalxa) Berberanews-Noole kasta oo ku dulnool dunidan aynu ku nool nahay waa mid ay ku adag tahay inuu ku hoos noolaado gacmo kale oo aan suuro-gal ka dhigi karin jiraalkiisa, baahidiisana aan dabooli karin. Waxa inbadan oo taariikha ummadaha  ku xusan in dadkasta , dalkasta iyo diinkasta ay halgan dheer u […]

Continue reading …

Maayir ka cabsi qaba in shacabkiisu dalka Ingiiriiska u tahriibaan

Comments Off on Maayir ka cabsi qaba in shacabkiisu dalka Ingiiriiska u tahriibaan
Maayir ka cabsi qaba in shacabkiisu dalka Ingiiriiska u tahriibaan

Qubanaha-(Berberanews)-Nin maayir ka ah laba magaalo oo ku yaal dalka Romania, ayaa ka walaacsan in shacabkiisa gebi ahaanba ay u tahriibaan dalka Ingiriiska bisha January ee 2014 oo ku beegsan xilliga laga qaadayo shacabka Romania  xayiraadda dhinaca socodka uu ku soo rogay Ingiriisku. Mr, Koller Gabriel-Adrian waxa uu sheegay in 50%  dadka uu maayirka u […]

Continue reading …

Nin 23 Sannadood oo Noloshiisa ah ayuu Safar ku Qaatay 195 Dal oo Muqdisho ka Mid Tahay

Comments Off on Nin 23 Sannadood oo Noloshiisa ah ayuu Safar ku Qaatay 195 Dal oo Muqdisho ka Mid Tahay
Nin 23 Sannadood oo Noloshiisa ah ayuu Safar ku Qaatay 195 Dal oo Muqdisho ka Mid Tahay

Qubanaha-(Berberanews)-Mr.  Globetrotting Mike Spencer Bown oo safar ku tagay 195 dal adduunka ah, kuwaasoo ay ku jiraan goobo dagaallo ka socdaan oo caasimadda Somaliya ee Muqdisho ka mid tahay, ayaa 23 sannadood kadib soo gaadhay dalkiisa hooyo ee Canada. Mr. Spencer Bown oo 44 jir ah waxa loo aqoonsaday inuu yahay ninka ugu safarka badan  […]

Continue reading …

Waxa dhakhtarka lay dhigay markii Hees aan u qaaday Kooshin uu ka jawaabay-Daawo Farxiya rasta

Comments Off on Waxa dhakhtarka lay dhigay markii Hees aan u qaaday Kooshin uu ka jawaabay-Daawo Farxiya rasta
Waxa dhakhtarka lay dhigay markii Hees aan u qaaday Kooshin uu ka jawaabay-Daawo Farxiya rasta

Qaybihii Hore Haddii ay ku dhaafeen Halkan ka daawo

Continue reading …

B’i waa haweenoow Xiisuhu laba bil iyo beri yar weeyaan Nimcaan Cabdiraxmaan

Comments Off on B’i waa haweenoow Xiisuhu laba bil iyo beri yar weeyaan Nimcaan Cabdiraxmaan
B’i waa haweenoow Xiisuhu laba bil iyo beri yar weeyaan Nimcaan Cabdiraxmaan
Continue reading …

Duruuf iyo dareen caashaq!!! W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi (Dalxa)

Comments Off on Duruuf iyo dareen caashaq!!! W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi (Dalxa)
Duruuf iyo dareen caashaq!!! W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi (Dalxa)

Waa laba marxaladood oo isku gudban oo mid koodba kan kale uu saameyn ku leeyahay dhinac kasta taabaneysa. Waxaanu shaki ku jirin in awoodaheenu ay yihiin kuwo inta badan xaddida rabitaankeena iyo hamigeenaba waayo inaad meel ama rabitaan aad rabto aad gaadhaa waa mid marka horeba ay caqabad ku tahay heerkaaga mustawiyeed ee nolosha aad […]

Continue reading …

Maxkamad Maraykanka uga bilaabmatayMasuul hore xil uga soo qabtay Somaliland

Comments Off on Maxkamad Maraykanka uga bilaabmatayMasuul hore xil uga soo qabtay Somaliland
Maxkamad Maraykanka uga bilaabmatayMasuul hore xil uga soo qabtay Somaliland

Washington(Berberanews):- Maxkamad ku taal dalka Maraykanka ayaa bilowday dhegeysiga dacwad lagu soo oogay masuul hore xil uga hayn jiray Somaliland. Cali Maxamed Cali, oo hore Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada u ahaan jiray ayaa loo haystaa eedo la xidhiidha inuu lacag madax-furasho uga qaatay markab laga lahaa wadanka Denmark oo budhcad badeed qabsadeen sannadkii 2008. […]

Continue reading …

20-ka Qof ee Adduunka ugu Awoodda Badan Xagga Siyaasadda iyo Maamulka Ganacsiga

Comments Off on 20-ka Qof ee Adduunka ugu Awoodda Badan Xagga Siyaasadda iyo Maamulka Ganacsiga
20-ka Qof ee Adduunka ugu Awoodda Badan Xagga Siyaasadda iyo Maamulka Ganacsiga

Berberanews-Wargeyska caanka ah ee Forbes ayaa soo bandhigay magacyada 72-ka qof ee adduunka ugu awoodda ban, waxana ka dhex muuqda masuuliyiin dunida aad looga yaqaan, kana taliya waddamo awood badan, halka kuwo kaalmaha u horreeya sannadkii hore ku jiray ay dib uga dhaceen sida Ra’isal-wasaaraha Ingiriiska oo markii hore ahaa kaalinta 7aad, waqtiganna hoos ugu […]

Continue reading …

Dhakhaatiir ku Guulaysatay in ay Daweeyaan Ilmo 3 Jir ah oo ku Dhashay Cudur-sidaha HIV

Comments Off on Dhakhaatiir ku Guulaysatay in ay Daweeyaan Ilmo 3 Jir ah oo ku Dhashay Cudur-sidaha HIV
Dhakhaatiir ku Guulaysatay in ay Daweeyaan Ilmo 3 Jir ah oo ku Dhashay Cudur-sidaha HIV

Qubane-(Berberanews0-Dhakhaatiir u dhashay dalka Maraykanka, ayaa qiray in ay dawo u heleen cudur-sidaha HIV, kadib markii ay  fayraska HIV ee dhalliyaha cudurka AIDS-ka ka daweeyeen ilmo yar oo ku dhashay fayraskaas, iyadoo arrintaasina ka dhacday  magaalada Mississippi ee waddanka Maraykanka. Khubaradan waxay sheegeen in kiiskan xallintiisa ay kala soo mareen xaalad adag, isla markaanna dhibaato […]

Continue reading …

Nin Damacsanaa inuu Xaaskiisa ka Nixiyo oo si Dhab ah Isku Daldalay

Comments Off on Nin Damacsanaa inuu Xaaskiisa ka Nixiyo oo si Dhab ah Isku Daldalay
Nin Damacsanaa inuu Xaaskiisa ka Nixiyo oo si Dhab ah Isku Daldalay

Qubane-(Berberanews)-Nin u dhashay dalka Ingiriiska, ayaa xaaskiisa isku dayey inuu kula kaftamo xadhig uu iska dhigay inuu isku deldelayo, balse si dhab ah ayuu isu daldalay. Ninkan oo la yidhaa Victor Hayle waxa uu naftiisa ku waayey kaftan uu xaaskiisa kula kaftay inuu iska dhigo sidii qof is dilay, kadib markii xadhigii uu luqunta iskaga […]

Continue reading …