Home » Dalka
You are browsing entries filed in “Dalka”

Hargeysa, December 27, 2011, (Berbera News) – Kabtankii Xulkii Kubada Cagata ee Gobolka Togdheer u safan jiray Sanadihii Sedeetanaadkii Aniis Cabdilaahi Ciise oo waqtigan ku nool Cariga Mareykanka ayaa ku hambalyeeyey Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland iyo Cidii kale ee kala qayb qaadatay howshii tartanka Ciyaaraihii Gobolada Somaliland ee dhawaan ku qabsoomay Garoonka Alamzey ee [...]
December 27th, 2011 | Posted in CAYAARAHA,Dalka,Dibadda,WARARKA | Read More »

Hargeysa (Berberanews)- Boqollaal qoys oo dan yar u badan, ayaa ku hungoobay dhakhaatiir u dhashay dalka Iran oo hawlo caafimaad oo tabarucaada ka bilaabay cisbitaalla Guud ee Hargeysa ka dib markii hawlwadeennada dhakhtarku ku wargeliyaan inuu qof kastaa bixiyo lacag dhan $10 oo diiwaangelin ah. Dadweynahan danyarta u badan oo u soo huleelay inay addeegyo [...]
December 24th, 2011 | Posted in CAAFIMAADKA,Dalka,WARARKA | Read More »
Hargeysa-23-Dec-2011-(Berberanews) – Wasiirkii Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa la sheegay inuu Madaxweyne Silaanyo u gudbiyey maanta warqad uu ku dalbaday is casilaad Ilaa hadda si cad looma shaacin iscasilaadda Wasiirkii Maaliyadda, haseyeeshee sida ilo-wareedyo xogogaal ah u xaqiijiyeen shabakadda Berberanews, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa gelinkii hore ee maanta u gudbiyey Madaxweyne [...]
December 23rd, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Maxamed Xarrago Berbera-22-Dec-2011-(Berberanews)- Xilku waa meerto hadba u macaan masuulka ku cusub, una qadhaadh ka xilka laga qaado oo murugo iyo seexan waa naftiisuna marqudha la kowsato cidlo iyo caddaadis kaga yimaada bulshadii uu madaxda u ahaa oo uu agtiisa ka waayo mudduna ku qaadato la qabsiga nolosha caadiga ah. Haseyeeshee, masuulka wanaagsan ee waxqabadka [...]
December 23rd, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Hargeysa-21,Dec,2011-(Berberanews)- Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), oo ah masuul inta badan fir fircooni dheer dhiggiisa gobollada kale ee dalka, balse lagu xanto fudayn iyo farogelin uu ku sammeeyo shaqooyinka hay’adaha dawladda ee Gobolka Saaxil, ayaa markii u horraysay si cad uga jawaabay dhalliilaha lagu ladho dedaalkiisa iyo duruufaha sababta u ah. Badhsaabka Gobolka [...]
December 21st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Berbera-20-Dec-2011-(Berberanews)Maareeyihii mudada dheer maamulayay Dekedda mihiimka ah ee Magaalada Berbera Eng. Cali Xoor Xoor oo maanta Madaxweyne Siilaanyo dib ugu soo magcaabay xilkaa ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Berbera. Magaalada berbera ayaa damaashaad isugu baxday markii ay maqleen magcaabista Eng. Cali Xoor Xoor, iyagoo sameeyay fantastiye, waxayna boqolaal gaadhi oo wata caleemo qoyan [...]
December 20th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Hargeysa-20-Dec-2011- (Berberanews)- Shirkadda Dahabshiil Group, ayaa shalay baabuur noociisu yahay Crown (taxi) ku abaalmarisay ciyaaryahanka Maxamuud Cabdi Xasan (Gofindha) oo dhaliyey goolkii u horreeyey ee tartankii ciyaaraha gobollada Somaliland ee ka qabsoomay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Laacibka Maxamuud Cabdi Xasan oo u ciyaarayey xulka kubadda cagta ee gobolka Maroodi-jeex ee ku guulaystay koobkii [...]
December 20th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Berbera(berberanews): madaxweyneaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo ayaa maanta xilkii ka qaaday maareeyihii hroee ee dekedda Berbera mr Axmed Yuusuf Dirir, waxanu isla maanta xilkii maareeyaha dekedda Berbea u magacaabay Eng Cali Cumar Xoor-xoor, oo hore muddo badan u ahaa maareeyaha dekedda Berbera. warsaxaafadeed uu ku saxeexanyahay afhayeenka madaxtooyada Somaliland C/aCukuse oo lagu magacaabay maareeyaha [...]
December 20th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Beijing (Berberanews) Wefdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Xukuumadda Somaliland ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi oo socdaal booqasho todobaadyo ah ugu baxaya shalay Jimcihii 16 Dec, 2011, dalka china ayaa maanta ka degey xarunta Caasimada dalkaa ee Beijing. sidaana waxa lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska Xisbiga Kulmiye qaybtiisa waxrbaahinta ee Magaalada Hargeysa. Xubnaha [...]
December 17th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
![djibouti-flag[1] djibouti-flag[1]](http://berberanews.com/wp-content/uploads/2011/12/djibouti-flag1-90x65.png)
Djibouti, 16,Dec,2011-(Berberanews)- Ururka Isbahaysiga Mucaaridka Djibouti (UAD), ayaa ku dhawaaqay bannaanbaxyo waaweyn oo ay todobaadkan gudihiisa ka dhigayaan magaallooyinka Bruxelles,Paris, Ottawa iyo caasimadda Djibouti, kaasoo loogu baroordiiqayo dhammaan dadka waxyeeladu ka soo gaadhay xukuumadda Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. War-saxaafadeed ku qoran luuqadaha Ingiriisiga iyo Faransiiska oo ka soo baxay Hoggaanka ururka UAD, oo uu soo [...]
December 16th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »