Home » Archives by category » WARARKA » Dalka (Page 107)
Somaliland Oo Markii U Horraysay Madaxbannaani U Heshay Dhaqaalaha Hawadeeda Sare

Dawladda Somaliland, ayaa markii u horaysay taariikhda si madaxbannaan u heli doonta dhaqaalaha ka soo baxa hawada dalkii laysku odhan jiray Somalia oo tan iyo wixii ka danbeeyay burburkii dawladii Ziyaad Barre. Sidaasi waxa lagu sheegay war murtiyeed ka soo baxay xafiiska Somaliland ku leedahay dalka Kenya, oo tafaasiil lagaga bixiyay nuxurka iyo natiijada ka […]

Continue reading …
Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom Oo Guddida Dib-u-dhiska Biriijka Labaad Ee Hargeysa Ku Abaal-mariyeen Shahaadada Darajada koowaad Ee Bixinta Qaadhaankii Biriijka Lagu Dhisay

Hargeysa-(Berberanews) – Shirkada Telesom oo ka mid ah shirkadaha isgaadhsiinta dalka kuwa ugu waaweyn ayaa abaal marin darajada koowaad (grade-A), lagu gudoonsiiyay doorkii ay ka qaadatay   qaadhaan bixintii dhismaha biriijka labaad ee Caasimadfa Hargeysa, oo dhawaan Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) xadhiga ka jaray.

Continue reading …
Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire Oo Maamulka Gobolka Saaxil U Soo Jeediyay Inay Marxuum Cigaal Ugu Magac Daraan Goob Muhiim ah Oo Lagu Xusuusto

Berbera, -(Berberanews)- Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ahna maamulaha Jaamacadda gaarka loo leeyahay ee Gollis qaybteeda Berbera, ayaa masuuliyiinta Gobolka Saaxil u soo jeediyay inay ugu magac-daraan meel ka mid ah Berbera Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal.

Continue reading …
Dallada Xuquuuqal-insaanka Somaliland Oo Warbixin Ay Ka Soo Saareen Tacadiyada Dawladdu Ku Hayso Warbaahinta Ku u Soo Dartay Shebekadda Berberanews

Hargeysa, -(Berberanews)- Warbixin” Difaacayaasha Xuquuqda Aadamiga ee ku bahoobay Isbahaysiga Dhexdhexaadka ah ee Ururada Xuquuqda Aadamiga Somaliland oo magaceeda loo soo gaabiyo SOHIRA-Net, oo si taxadar leh oo feejigan u kormeera xadgudubyada xuquuqda iyo xoriyadaha aasaasiga ah ee ka dhacaya gudaha dalka Somaliland isla markaasina diiwaangaliya falalka maamul xumo, musuqmaasuq iyo caqabadaha ka hor yimaada […]

Continue reading …
Berbera: Xuska Loo Sammeeyay Sannad-guurada Sagaalaad ee Marxuum Cigaal iyo Waxyaabihii Laga Yidhi Shakhsiyadiisa

  Berbera, -(Berberanews)- Xuska Sannad-guurada sagaalaad ee ka soo wareegtay geerida madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal,ayaa laba munaasibad ay iska kaashadeen shebekadda Berberanews iyo Ururka Dhallinyaradda Somedo xalay lagu qabtay Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil.

Continue reading …
Madaxweyne Silaanyo Muxuu Ka Yidhi Hadal-haynta Isku Shaandhayn Xukumaddiisa Ku Sammeeyo, Muranka Wershada Labaad ee Sibidhka Berbera, Furashada Ururada Siyaasadda iyo Saxaafadda

Berbera, 02, May, 2011-(Berberanews)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa jawaabo ka bixiyay su’aalo tiro badan oo ku saabsan arrimmo badan oo ay ka mid yihiin murrankii ka dhashay dhismaha wershadii labaad ee sibdihdhka Berbera, waxyaabaha ka fulay ballanqaadkiisii xoriyadda saxaafadda, hadal-haynta isku shaan-dhayn la hadal haya inuu xukuumaddiisa ku samaynayo, furashada ururada siyaasiga […]

Continue reading …
Guryo-noqoshada Madaxweynaha Silaanyo, Dhawaqa Mashaariic Malaayiin Doolar iyo Deeqo Waxbarasho Oo Dalalka Carbeed U Fidiyeen Somaliland

Berbera, 02, May, 2011-(Berberanews)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo socdaal qaatay in ka badan laba todobaad ugu maqnaa qaar ka mid ah wadamada isu-taga Imaaraadka Carabta iyo Kuwait ayaa galinkii danbe ee maanta ka soo degay Gegida diyaaradaha Berbera.

Continue reading …
“Xiligii la citiraafi lahaa Somaliland way gaadhay ..”Chief Of Protocolka Madaxtooyadda Maxamed Cilmi Aadan

Hargeysa- (Berberanews)- Madaxa Hab-maamuuska madaxtooyadda Somaliland Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase), kana mid ah gudi uu Madaxweye-ku-xigeenka Somaliland u magacaabay qabanqaabada xuska sannad-guurada 20aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii xoriyadda, ayaa ku dhawaaqay in la gaadhay xiligii Somaliland si rasmiya loogu aqoonsan lahaa qaran madaxbannaan.

Continue reading …
Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Xukun Ganaax Iyo Digniin Ah Ku Ridday Tifaftiraha Wargeyska Saxafi

Hargeysa– Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa shalay xukunno ganaax lacageed iyo digniin ah ku ridday Tifaftiraha Wargeyska Maalinlaha ah ee Saxafi Cabdifataax Maxamuud Caydiid.

Continue reading …
Siyaasi Reer Sool Ah Oo Dilalka Qorshaysan Ee Laascaanood Dusha Ka Saaray Masuulliyiin Somaliland Xilal Ka Haya

Laascaanood, 30, April 2011 (Berberanews)- Ciidammada Booliska magaalada Laascaanood, xalay saqdii dhexe gacanta ku dhigay lix nin oo la sheegay inay ka dambeeyeen isku-day dil oo isla xalay cawayskii lagula kacay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Birmadka ee Gobolka Sool Jaamac Muuse Cawad, oo ay dhaawac culus soo gaadhsiiyeen iyo dad kale, ka dib markii ay dablay […]

Continue reading …