Home » Archives by category » WARARKA » Dalka (Page 108)
Wasiirka Ciyaaraha oo ka warramay hawlaha Wasaaraddiisa iyo doorka ay ku leedahay xuska 18-ka May

Hargeysa- (Berberanews):- Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee Somaliland Maxamed Ibraahim Madar, ayaa shalay hortagay Guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida, isla markaana wax uu xog-warran ka siiyey habka ay Wasaaraddu u shaqayso, guulaha ay gaadheen muddadii uu xilka hayey, doorka ay Wasaaraddu ku leedahay xuska Munaasibadda 18 May ee labaatan guurada gooni-isu-taagga Somaliland markii […]

Continue reading …
Somaliland oo sheegtay inay ka shaqaynayso sidii Urur Xuquuqda Shaqaalaha u dooda dalka looga samayn lahaa

Hargaysa- (Berberanews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay Sheegtay inay taageerayso sidii loo samayn lahaa Urur u dooda shaqaalaha kala duwan ee dalka ka hawgala oo muddo dheer ka cabanayay qaabka dadka ay u shaqeeyaan ula dhaqmaan si ka baxsan Xuquuqda Aadamaha, Shareecada Islaamka iyo Xeerarka Shaqaalaha dunida-ba.

Continue reading …
Madaxweyne Silaanyo Oo Sheegay Inuu Dedaal U Geli Doono Xidhiidh Dhexamara Somalilad iyo Carabta Oo Kala Tagsanaa

Kuwait -(Berberanews)- Dunida carabtu waxay ka go’nayd Somaliland sidaa Awgeed ay lagama maarmaan tahay in aynu xidhiidhkeena noolayno oo aanu kulamo la yeelano wadamada Carabta sida Kuwayt iyo Isu-tagga oo aanu soo maarnay intaanan halkan iman taasi oo keliyana kaga hadhi mayno dedaalkayaga ee waanu sii wadi doonaa oo waxa aanu isku deyi doonaa in […]

Continue reading …

Hargeysa-(Berberanews)- Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka cirka Somaliland, ayaa jawaab cadho leh kula dul kuftay Wargeyska Saxafi oo baahiyay warar ku saabsan shaqaale laga eryay qaar ka mid ah madaarada dalka iyo qandaraasyo la sheegay in wasiirku siiyay wiil ay qaraabo yihiin madaxweynaha.

Continue reading …
Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Booliska Oo Dabley Hubaysani Ku Toogteen Magaalada Laascaanood

Laasaanood-(Berberanews)- Dabley hubasan, ayaa caawa fiidkii ku toogtay gudaha magaalada Laascaanood sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Somaliland oo magaciisu yahay Jaamac Muuse Cawad.

Continue reading …
Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay qaar ka mida Gobolada dalka iyo Gobolka saaxil oo wali ay abaartii hayso.

April,29,(Berberanews)- Waxaa labadii maalmood ee u danbeeyay ka da’ayey qaar ka mida goboladii ay abaartu sida xun u saamaysay roobab aad loogu diirsaday inkastoo xoolahii wali aanay helin baad maadama oo wali aanay biyahii roobku si fiican u gaadhin dhulka, hadana dadka xoolo dhaqatada ah ayaa aad ugu farxay raxmadan horta leh Eebe abaarti ugu […]

Continue reading …
Maareeyaha Dekedda Berbera oo Jawaab ka Bixiyey Sababtay Keentay in Markab Berbera ku soo Xidhay Dib ula Noqdo Alaabt uu Siday

Hargeysa (Berberanews) Maareeyaha dekadda Berbara M. Axmed Yuusuf Dirir, ayaa faahfaahin ka bixyay shalay sababaha keenay markab alaabo ganacsi siday uu db ugala noqdo Dekedda Berbera.

Continue reading …
Ciidamadda Somaliland Oo Degmada Bulaxaar Ku Qarxiyay Aalad Aan La Aqoonsan Oo Maraakiib Dagaal ee Shisheeye Ku Soo Tuureen Xeebaha

Bulaxaar, 29, April, 2011-(Berberanews)- Ciidanka Booliska Somaliland, gaar ahaan qaybta loo tobabaray qarxinta miinooyinka iyo aaladaha kale ee qarxa, ayaa axadii todobaadkan oo ku beegan taariikhda 24, April, 2011 ku qarxiyay Degmada Bulaxaar oo ka tirsan Gobolka Saaxil aalad aan la aqoonsan waxa ay tahay.

Continue reading …
Waxgaradka Gobolka Saaxil Oo Soo Af Jaray Muran Maalmihii Ugu Dambeeyay Ka Taagnaa Jaamacadda Culuumta Badda Ee Berbera

Cuqaasha iyo wax garadka gobolka Saaxil ayaa soo afjaray muran maalmihii ugu dambeeyay ka taagnaa jaamacadda Culuumta Badda ee Magaaladda Berbera. Khilaafkan oo ka dambeeyay ka dib markii uu Badhasaabka Gobolka Saaxil kala diray guddidii jaamacadda, kuwaas oo ku eedeeyay in ay gudan kari waayeen hawlahoodii shaqo isla markaana lugta qabteen hawl maalmeedkii jaamacadda. Haddaba […]

Continue reading …
Badhasaabka G/sahil iyo Maareyaha Wakaalada Wadooyika Somaliland oo kormeer ku soo maray jidka u dhaxeeya Berbera iyo Abdaal oo dayac tir balaadhan uu ka socdo

Badhsaabka G/sahil Maxamuud Cali Saleeban (ramaax), Mareyaha Wakaalada Wadoyinka Somaliland Mr. C/waaxid C/qadir C/raxmaan iyo Xog’heyaha fulinta Dawlada Hoose ee Berbera Cali Maxamed Cilmi ayaa saaka waxay kormeer ku soo mareen Wadada u dhaxaysa Berbera iyo Abdaal taas oo laga wado dayactir balaadhan. Ugu horeyn waxa masuuliyiintaasi warbixin ku siiyey halkaasi khabiir ka mid ah […]

Continue reading …