Category: Dalka

Maxkamadda Degmada Hargeysa Oo Maanta Xukuntay 22 Qof Oo Rag & Dumarba Leh Oo Ku Eedaysnaa Isticmaalka Maandooriyaha Iyo Anshax-darro.

Maxkamadda Degmada Hargeysa ayaa maanta xukuntay 22 Qof oo isugu jiray Rag iyo Dumar. Kuwaasoo ku eedaysnaa isticmaal iyo haysasho maan-dooriyo , halka qaarkoodna ay u...