Home » Dalka
You are browsing entries filed in “Dalka”

Sheekh-16,Dec,2011-(Berberanews)- Degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil waxay ku taallaa dhul buuralay ah oo jooggiisu badda ka sarreeyo 1200ft, Ilaahayna ku manaystay dhul cagaara oo dalxiiska ku wacan, ayaa inta badan waxay ku caan tahay qabow iyo ceeryaan ka dhaca bilaha November iyo December. Haseyeeshee dadweynaha ku dhaqan Sheekh waxay la il-daranyihiin dhaxan iyo ceeryaan iswata [...]
December 16th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Berbera-15,Dec,2011-(berberanews)-Maareeyaha Korontada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xassan, ayaa ka damqaday dhalliilo uu u soo jeediyay Axmed Siciid Maxamed oo ah wiil dhallinyaro reer Berbera ah oo habeenkii afraad Jeelka Berbera ugu xidhan, ka dib markii uu fikirkiisa ku soo bandhigay eedo musuqmaasuq oo uu ka qoray Maareeyaha. Maareeyaha Korontada Berbera oo caawa soo saaray war-murtiyeed garnaqsi [...]
December 15th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Hargeysa-(Berberanews)- Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka digay cawaaqib xummo uu sheeg ay inay ka dhalan doonto go’aanka Madaxweynaha Somaliland ku saxeexay wax-ka-bedelka Xeerka Doorashooyinka Dawladaha Hoose iyo axsaabta ee Xeer.No,14 oo labada Gole Baarlammaan isku raaceen wax-ka-bedelkiisa. Md. Yaasiin waxa uu sheegay in Wax-ka-bedelka Xeer No.14 ujeedada ka danbaysaa salka [...]
December 15th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Hargeysa-15,Dec,2011-(Berberanews)- Guddoomiyaha Xisbi-xaakimka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ka tirsan xisbiga, ayaa u xadhko-xidhan safar ay Jimcaha maalinta beri ugu kicitimayaan dalka Shiinaha. Weftiga Kulmiye, ayaa martiqaad rasmiya ka helay xisbiga Shuuciga ah ee ka taliya Jamhuuriyadda Shiinaha, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Kulmiye oo uu ku saxeesanyahay Afhayeenka Kulmiye Xasan [...]
December 15th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Hargeysa-14,Dec,2011-(Berberanews)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada kaga jira Gobolka Saaxil, ayaa Madaxweyne Silaanyo u soo jeediyay inuu jawaab cad ka bixiyo hadal Keli-taliyaha Djibouti kula dul-kufay jiritaanka Somaliland mar uu todobaadkii hore waraysi siiyay Wargeyska Faransiiska ah ee Jeune afrique, isagoo cad u dafiray halka shacabka Somaliland u soo [...]
December 14th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Mandheera-13,Dec,2011-(Berberanews)- Kooxo beeralay ah ayaa la wareegay kaantaroolka Degmada Mandheera ee Gobolka Saaxil, ka dib markii iska hor imaad uu dhexmaray ciidanka gaadhka istabka oo laga awood roonaaday, islamarkaana gebi ahaanba lagala wareegay gacan-ku-haynta goobta. Iyo dhagxaan Kooxo beeralay ah oo ku hubaysan budhadh, ayaa saaka ku qammaamay Istabta Mandheera, kuwaasoo ku bilaabay dagaal gacan-ka-hadal [...]
December 13th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Hargeysa-12,Dec,2011-(Berberanews)- Dr. Maxamed Cabdi Gabboose; Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland, ayaa ku dhalliilay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud Silaanyo inuu yahay masuul u nugul oo aan dulqaad u lahayn dhaliisha saxaafaddu ka qorto maamulkiisa. Dr. Gabboose waxa uu kula taliyay Madaxweyne Silaanyo inuu ka faa’iidaysto gol-daloolooyinka saxaafaddu farta ku fiiqdo, oo aanu u arag kuwo [...]
December 12th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
December 12th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Hargeysa,12,Dec,2011-(Berberanews)- Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gabboose, ayaa maanta ku dhawaaqay urur-siyaasadeed cusub oo la magacbaxay UMMADDA, kana mid noqon doona tobanneeye urur-siyaasadeed oo hore u shaaciyay inay u tartamayaan doorashooyinka goleyaasha deegaanka Somaliland ee la filayo horaanta sanadka 2012. Munaasibadda loogu wanqalay furitaanka urur-siyaasadeedka la magacbaxay UMADDA oo lagu qabtay [...]
December 12th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Wasiirka Wasaarada Macdanta, Biyaha iyo Tamarta ee Somaliland Md. Xusen Cabdi Ducaale, oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee wasaaradaas Siciid Axmed Jibriil, iyo Gudoomiye ku xigeenka gobolka Saaxil Khadar Cali Cilmi, ayaa maanta huteel Maansoor ee magaalada Berbera, waxaa uu tababar socon doono laba casho, uga furay Maamulayaasha Shirkadaha laydhka Dalka, oo ay weheliyaan masuulyiin [...]
December 11th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »