Category: Dalka
Wararkii U Dambeeyey Dagaal Beeleed Dib Uga Qarxay Deegaanka Ceelafweyne Ee Gobolka Sanaag Dhimashada Iyo Dhaawaca Oo Sii Kordhaya
adminAug 31, 2016
Dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawacba sababay ayaa ka qarxay deegaanka Dararweyne ee Degmada Ceelafweyne ee Gobolka Sanaag, halkaas oo uu dagaal ku dhex maray laba...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, Aqoonyahanka, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle haw naxariistee Marxuum Maxamed Faarax Xirsi oo ku geeriyooday 29,08, 2016 Magaalada Hargeysa,
adminAug 30, 2016
TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka...