Home » Dibadda
You are browsing entries filed in “Dibadda”

Hargeysa, December 27, 2011, (Berbera News) – Kabtankii Xulkii Kubada Cagata ee Gobolka Togdheer u safan jiray Sanadihii Sedeetanaadkii Aniis Cabdilaahi Ciise oo waqtigan ku nool Cariga Mareykanka ayaa ku hambalyeeyey Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland iyo Cidii kale ee kala qayb qaadatay howshii tartanka Ciyaaraihii Gobolada Somaliland ee dhawaan ku qabsoomay Garoonka Alamzey ee [...]
December 27th, 2011 | Posted in CAYAARAHA,Dalka,Dibadda,WARARKA | Read More »

Pakistan-12,Dec,2011-(Berberanews)-Sarkaal sare oo ka tirsan Milateriga Pakistan, ayaa Telefiishanka Maraykanka ee US television network axaddii shalay u sheegay ciidammada wadankiisu toogan doonaan diyaarad kasta oo Maraykanku leeyahay oo soo gasha xuduudda Pakistan. Taasoo ka dhalatay go’aankii dalka Pakistan muddo 15 cisho ah u qabtay Maraykanku inuu ka baxo dhulkooda, ka dib duqayn NATO ku dishay [...]
December 12th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

Syria-12,Dec,2011-(Berberanews)- Dalka Suuriya ayaa maanta waxa iska barbar socda doorashooyin ay qabatay dawladda Madaxweyne Asad ee go’doonka ku jira iyo dagaallo u dhexeeya ciidammada iyo maleeshiyooyin ku biiray mudaharaadayaasha ka soo horjeeda rajiimka talada haya. Doorashooyinkan oo ah kuwa dawladdaha hoose ayuu maamulka Bashar Al-Assad ugu talogalay inay ku qaboojiso mowjadaha mudaharaadada muddada sagaalka bilood [...]
December 12th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

10,Dec,2011-(Berberanews)- Haweenayda Madaxweynaha ka ah dalka ee Liberia Ellen Johnson Sirleaf iyo Leymah Gbowee iyo Tawakul oo u dhashay dalka Yemen,una dhaqdhaqaaqa xoriyadda ayaa ku guulaystay billadda Nabadda adduunka ee sanadka 2012 oo ay bixiso Guddida Nople Peace Price. Saddexdan haween ayaa ku mutaystay dagaal ay la galleen cadaallad darada, kelitalisnimmada iyo xad-gudubka dumarka ee [...]
December 10th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

Tripoli-19, November,2011-(Berberanews)- Ciidammada magaalada Obari oo ku taal saxaaraha waqooyi-galbeed ee dalka Libya, ayaa gacanta ku dhigay Seef Al-islaam Qaddaafi, oo ahaa wiilkii curad ee hoggaamiyihii dhawaan awooda lagaga tuuray ee dalkaas Col. Qaddaafi oo ay dilleen kooxaha kacdoonka kula jiray, ka dib markii ay qabteen. Seef al-islaam oo dhuumaalayso ku jiray muddo saddex billood [...]
November 19th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

Vieana-(Berberanews)- Hay’adda Quwadda Atoomikadda adduunka u qaabilsan Qaramadda Midoobay IAEA, ayaa shalay warbixin 13 boga oo ay ka soo saartay qadiyadda nuclearka Iran waxay ku sheegtay in qaybo ka mid ah kobcinta Nuclearka Iran qorshihiisu yahay in sifo nabadgelyo looga faa’iidaysto, halka qayb kale oo warbixintu xustay inay si gaari salka ku hayso ujeedooyin dhinaca [...]
November 9th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

Helisinki-(Berberanews)- Qaar ka mid ah bulshada reer Somaliland ee ku nool dalka Findland, ayaa shalay ku qabtay magaalada Helisinki munaasibad ay ku teegeerayaan urur-siyaasadeedka cusub ee Wadani. Munaasibada oo ay ka soo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland eek u nool dalka Findland sida siyaasiin, culimo aw diin, cuqaal , odayaal,dhalinyaro, iyo haween, ayay [...]
October 30th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

Kenya- (Berberanews) — Taliyaha ciidamada Kenya Jen. Julius Karangi, ayaa sheegay in gelitaanka ciidammadooda ee gudaha Somalia aanu ahayn mid qabsasho ah balse ay joogayaan inta ay jirto khatar dhinaca ammaanka ahi. Jen. Julius Karangi ayaa isagoo Nairobi ku sugan u sheegay warbaahinta sidan, “Danta Kenya ma ahan inay qabsato Soomaaliya, waxayse ciidamadeenna barbar socda [...]
October 29th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

Eithopia- (Beberanews)- Dawladda Maraykanka, ayaa markii ugu horreysay ka sammaystay dalka Eithopia xarun ay haadaan diyaaradaha dagaalka iyo sahaminta ee Maraykanka, ay ula dagaalamaan kooxda Al-shababaab oo qaybo ka mid ah Somalia ganacta ku haya. Saraakiil Mareykanka ah, ayaa xaqiijiyay jiritaanka saldhigan oo ku yaal deegaan lagu magacaabo Arba Minch oo Koonfurta Itoobiya ooh ore [...]
October 28th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »
Muqdisho-(Berberanews)- Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay howlgallada dowladda ay Ciidammada Millateriga Kenya ay ka waddo gobollada Koonfurta Soomaaliya, isagoo sheegay inay dadka Soomaaliyeed ay aad ugu wareereen waxa ka socda meesha. Madaxweynaha Soomaaliya, waxa uu cambaareeyey faragelinta Ciidammada Kenya ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya, oo uu sheegay wax ay dawladda iskaga [...]
October 24th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »