Home » Archives by category » WARARKA » Dibadda (Page 11)

Dubai (Jam/AP)- Ciidammada badda Midoga Yurub, ayaa si rasmi ah uga hadlay shalay markab shidaal u siday shirkadda waddaniga ah ee Red Sea oo ku soo jeeday dhinaca Somaliland, kaasoo koox budhcad-badeed ah ka qafaasheen biyaha waddanka Cummaan.   Mr. Harrie Harrison oo ka mid ah saraakiisha ciidammada badda Midowga Yurub oo la hadlay wakaaladda […]

Continue reading …

Muqdisho (Berberanews)- Ugu yaraan toddoba qof ayaa ku dhintay tiro ka badan 10 kalena way ku dhaawacmeen duqeymo iyo dagaalo goos-goos ah oo xalay ku dhexmaray Muqdisho ciidamada DKMG ah iyo AMISOM oo dhinac ah iyo xoogagga Al-Shabaab. Iska-horimaadyo goos-goos ah oo ka horeeyay madaafiicda khasaaraha geystay ayaa waxa ay ka dhaceen degmooyinka Hodan iyo […]

Continue reading …
Nuxurka Khudbadihii Madaxda Kala Duwani Ka Jeediyeen Calleemo-saarka Madaxbannaanida Koonfurta Sudan

Juba-(Berberanews)- Madaxweynayaal iyo diblomaasiyiin isaga kala timi daafaha dunida oo lagu qiyaasa 400 oo ergay, ayaa ka soo qaybgalay munaasibadda dabaa;-dega madaxbannaanida Koonfurta Sudan ee shalay curatay. Madaxweynaha dalka cusub ee Koonfurta Suudaan Salvakiir oo khudbad aad u qiima badan ka jeediyey. “Maanta (shalay) waa maalin qiimo u leh dadka koonfurta Sudan oo u dhalatay […]

Continue reading …
Dawladda Maraykanka Oo Djibouti Ka Hirgelisay Qalab Lagula Soconayo Dhaqdhaqaaqyada Nuclearka Geeska Africa

Djibouti-(Berberanews)- Dawladda Maraykanka, ayaa markii u horraysay ka hirgelisay dalka Djibouti qalab lagu baadhi doono maraakiibta ganacsiga iyo kaarkooga ee mara xeebaha Bariga Africa si looga hubiyo inay sidaan Nuclear iyo qalabka suntan ah ee sida sharci darada ah baddaha loogu shubo. Qalabkan oo lagu xidhay marsada dalka Djibouti iyo kastamada laga galo  islamarkaana ay […]

Continue reading …
Madaxweynaha Dalka Yemen Oo Markii U Horraysay Telefiishanka Ka Hadlay Intii Ka Danbaysay Qaraxii Lala Beegsaday Bishii June

Yemen-(Berberanews)- Madaxweynaha dalka Yemen Cali Cabdalle Saalax, ayaa markii u horraysay laga daawaday telefiishanka tan iyo intii ka danbaysay qaraxii bam ee lala beegsaday Madaxtooyadda Sanca 3 June 2011. Madaxweyne Saalax oo gacmihiisu ku duubnaayeen baandhays, waxa uu sheegay inuu ka soo kabanayo qalliin caafimaad oo loola cararay dalka Sacuudiga, ka dib qaraxii lala beegsaday […]

Continue reading …
Wasiirkii Arrimaha gudaha iyo Amniga Soomaaliya oo Haweenay Al-Shabaab ka tirsanyd isku Qarxisay

Muqdisho- (Berberanews)- Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya Cabdishakuur Sheeikh Xasan Faarax, ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho, ka dib markii qarax ismiidaamin ah la beegsatay Gabadh qoyskiisa ka tirsaneyd oo dhawaanahan Guriga uu deggan yahay ku nooleyd, isla markaana la sheegay inay qaraabada Marxuumka ka mid ahayd.

Continue reading …
Golaha Dhalinyarada USRP Oo Qadobo Xasaasi Ah Ka Soo Saaray Shir Ugu Soo Gaba Gaboobay Muqdisho

Muqdisho- (Berberanews)- Shir socday mudo dhowr bilood ah magaalada Muqdisho ugu socday Gudoonka iyo Xubnaha fulinta Ururka Dhalinyarada USRP  ayaa manta la soo gabagabeeyay iyadoona ay ka soo baxeen go’aano kala duwan oo intooda badan ka hadlaya xaaladaha wadanka Soomaaliya iyo khilaafka madaxda sare ee dowlada KMS iyo doorka Beesha Caalamka ay ku leedahay arrimaha […]

Continue reading …

Yemen-(Berberanews)- Wararka ka imanaya magaalada Sanca, ayaa daboolka ka qaaday in Madaxweynihii dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax iyo Raysal-wasaarahihiisa Cali Maxamed ku dhaawacmeen duqayn garnaylo loo adeegsaday oo xoogaga ku kacsan dawladu ku weerareen masaajid ku yaal madaxtooyadda oo ay sallaadii Jimacaha ku tukanayeen.

Continue reading …

Sheffield-(Berberanews)-Waxaa shalay magaalad Sheffield booqasho ku yimid labada Mujaahid ee kala ah Muj: Ibraahim C/lahi Xuseen (Dhegaweyne ) iyo Muj: Maxamed Ciise Cilmi (Musbaar) labada Mujaahid oo beryahanba hawlo shaqo ku joogaya dalkan Ingriiska ayaa waxay booqashadoodu ay qayb ka ahayd dabaal degyadii 20 Guuradii gooni isu taaga Somaliland iyo 22guuradii 27may oo ku beegan soo gelitaankii Jabhadii […]

Continue reading …

Halkan Ka Daawo Muuqaallada Dabaaldega Xuska 18 May Ee Magalaada San Deigo Maraykanka

Comments Off on Halkan Ka Daawo Muuqaallada Dabaaldega Xuska 18 May Ee Magalaada San Deigo Maraykanka
Halkan Ka Daawo Muuqaallada Dabaaldega Xuska 18 May Ee Magalaada San Deigo Maraykanka

       

Continue reading …