Home » Archives by category » WARARKA » Dibadda (Page 12)

Nairobi, -(Berberanews)- Dawladda Kenya, ayaa markii u horaysay shaaca ka qaaday inay taageerayso aqoonsi buuxa oo Somaliland ka hesho bulshada caalamka.

Continue reading …
Muqdisho oo si weyn loogu xusay sannad-guuradii 20-aad ee gooni isku taaga Somaliland. +SAWIRO

Xisbiga Midnimada Jamhuuriga soomaaliyeed USRP oo ka mid ah dhowr xisbi siyaasadeed oo ka jira koonfurta Somalia ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aadan 20-guuradii ka soo wareegtay gooni isu taaga Jamhuuriyada Somaliland oo ku beegan maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 18-ka May u diray shacabka iyo maamulka Somaliland ka dib munaasabad maanta ka dhacday […]

Continue reading …

Muqdisho (Berberanews)- Kooxda Al-shabaab, ayaa jawaab kulul ka bixisay qorshe Maraykanka iyo xulafada NATO ku doonayaan inay weerarro dhinaca cirka ah kaga fuliyaan goobaha kooxdaasi ka taliso ee dalka Soomaaliya iyo dhawaaq ka soo yeedhay dawladda Jabuuti oo ay ku sheegtay inay Muqdisho u dirayso ciidammo Al-shabaab la dagaallama.

Continue reading …
Wasiir Ka Tirsan Dawladda Liibiya Oo U Baxsaday Tunisia

Tripoli-(Berberanews)- Wararka ka imanaya caasimadda Liibiya ee Tripolo, ayaa tibaaxay Wasiirkii Salliida Dalkaas Shokri Ghanem inuu u baxsaday dalka Tunisa.

Continue reading …
Murranka Biyaha Webiga Niil, Masar Oo Dagaal Ugu Hanjabtay Itoobiya iyo Saamaynta Mustaqbalka

Berberanews- Dawladda Ethopia waxay dhawaan ku dhawaaqday qorshe ay ku dhisayso mashruuc ay ugu magac dartay “Biyo-xidheenka weyn ee Qarniga” oo noqon doona mid ka mid ah biyo-xidheenada ugu waaweyn dalalka Afrika oo soo saari doona 5,250 megawatt oo laydh ah, kaasoo laga dhisayaa meel u dhaw webiga niil oo 40km u jirta xuduudka Sudan.

Continue reading …

Washington (Berberanews)- Dawladda Maraykanka iyo xulafadda NATO, ayaa la sheegay inay qorshaynayaan sidii ay weeraro dhinaca cirka ah ugu qaadi lahaayeen kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya, kuwaasi oo ku hanjabay inay qaadi doonaan dagaal loogu aargudayo dilka hoggaamiyihii Al-qaacida Osama Bin Laden.

Continue reading …
Suuriya: 15 Ruux Oo Ku Dhintay Dhaqdhaqaaqyada Isedel-doonka, Baaqa Ban-ki-moon iyo Marxaladihii U Danbeeyay

Suuriya,-(Berberanews)- Inta la hubo 15 qof, ayaa maanta ku naf waayay Qulqulatooyinka ka socda dalka Suuriya ee lagaga soo horjeedo Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-asad Oo ee lagaga dalbanayo inuu so oaf-jaro xukunka uu muadad dheer haystay.

Continue reading …
Ciidammada NATO Oo Duqeyn Culus U Geystay Goobo Uu Ka Mid Yahay Guriga Qadaafi ee Tripoli.

Tripoli, -(Berberanews)- Ciidammada isbahaysiga NATO, ayaa xalay weeraro duqeyn ah ku qaaday goobo uu yaala gudaha casimada Tripoli, halkaasoo lagu soo waramayo in goobahaas uu ka mid yahay guriga Madaxweynaha Libiya Mucamar Qadafi.

Continue reading …
Ciidammada Nato Oo Duqayn Cirka Ah Ku Dilay Wiil Uu Dhalay Hogaamiyaha Liibiya

TRIPOLI: -Ciidamada Isbaheysiga Nato ayaa weerar cirka ah ku dilay Saif al-Arab oo ahaa wiilka ugu yaraa wiilasha uu dhalay hogaamiyaha dalka Libiya Colonel Muammar Gaddafi.

Continue reading …
Murankii kataagnaa halka uu kudhashay madaxweyne Barack Obama oo sooo idlaaday

Waxaa soo afjarantay doodii laxiriirtay halka uu kudhashay madaxweynaha madowga ah ee wadanka mareykanka Barack Obama kadib markii uu madaxeweyne Barack Obama kahadlay arintan muranka dhalisay Hogaamiyaha mareykanka oo shir jara id kuqabtay guriga cad ee looga arimiyo mareykanka waxaa uu sheegay in uu layaabay sabababta waqtigaan keentay in la is weydiiyo meesha uu kudhashay […]

Continue reading …