Home » Archives by category » WARARKA » Dibadda (Page 13)
83 qof oo kudhimatay roobab dabeylo watay oo kudhuftay koonfurta wadanka Mareykanka

Inta la ogyahay 83 qof ayaa geeriyootay kudhowaad boqolaal kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii roobab dabeylo wata ay kudhufteen koonfurta wadanka Mareykanka Wararka ayaa sheegay in gobalka Alabama ay kugeeriyoodeen 61 qof kadib markii ay daadku isku dhaafeen guud ahaan gobalka waxaana ay jareen biyuhu ilaa iyo masaafo dhan dhowr mile Halka layiraahdo […]

Continue reading …