Home » Dibadda You are browsing entries filed in “Dibadda”

Golaha ku-meel gaadhka Libya oo ogolaaday in Maydka Qadaafi ay qaraabadiisa ku wareejiyaan

jjj

Tripoli, (Berberanews.com/Reuters):- Golaha ku-meel gaadhka ee xukuma dalka Libya ayaa shaaca ka qaaday in maydka hogaamiyihii hore ee dalkaas, mucaamar Al Qadaafi iyo wiilka uu dhalay ee Muctasim ay gacanta kaga ridi doonaan, eheladoodi si ay iyagu gacmahooda ugu aastaan.   Sida wakaalada wararka ee Reuters ku warantay talaabadan ayaa ka danbaysay ka dib markii [...]

October 23rd, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

War Deg-deg ah: Hoggaamiyihii Libiya oo Dhintay, Qaabka Dhimashadiisa, Wararkii u dambeeyey iyo Dammaashaadyo ka socda dalkaas

Qadaafiga

Sirta-(Berberanews)- Wararka laga helayo dalka Libiya, ayaa sheegaya inuu maanta dhintay Hoggaamiyihii Libiya Col. Mucamar Al Qaddafi, ka dib markii dhaawac halis laga gaadhsiiyey Lug. Waxay wararku intaa ku darayaan in Col. Qaddafi ay Ciidammada Mucaaridka Libiya ee ka soo horjeeday maamulka Qaddafi iyo kuwa isbahaysiga Gashaan-buurta Nato oo Mucaaridka gacan-siiya ayaa gacanta ku dhigay [...]

October 20th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

Urur-weynaha Al-qaacida oo Markii u horraysay deeq kala duwan gaadhsiiyay Kumanaan Qoys oo ka mid ah Soomaalida Abaaruhu aafeeyeen.

Hogaamiyaha alqaacida

Muqdisho-(Berberanews)-Urur-weynaha Al-Qaida ee ay wadamada Reer galbeedku kula jiraan dagaalka ayaa markii u horaysay Deeq ka kooban Raashin, Lacag, Dhar, Kutub  iyo waxyaabo kale gaadhsiiyay kumanaan qoys oo ka mid ah Bulshada Somaaliada ee Abaaraha,  macaluusha iyo colaaduhu aafeeyeen. Deeqdaa oo ka kooban waxyaabo kala duwan, ayaa  sarkaal sare oo ka tirsan Urur-weynaha Al-Qaida oo [...]

October 15th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

Taageerayaasha Qadaafi oo ka dhex toosay Caasimadda Libya

War-in-Tripoli

Tripoli, (Berberanews.com/Reuters)- Dagaal iyo is rasaasayn laba dhinac ah ayaa shalay jimcihii ka qarxay Caasimadda dalka Libya ee Tripoli, waxaana sida wakaalada wararka ee Reuters ku warantay rabshado gacan ka hadal ahii ay ka dhaceen xaafado ka mid ah magaalada oo waliba aad ugu dhow badhtamaha magaalada, kuwaas oo u dhexeeyay, maleeshiyo taageersan hogaamiyihii hore [...]

October 15th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

Ciidammada nabad-ilaalinta Midowga Africa oo gacanta ku dhigay xaruntii ugu weynayd ee Al-shabaab ku Diyaarin Jireen Hawlgallada Isqarxinta

Muqdisho (Berberanews)- Kooxda Al-shabaab, ayaa laga qabsaday xaruntii ugu weynayd ee ay ku diyaarin jireen hawlgallada isqarxinta oo ku taalay gudaha magaalada Muqdisho, kadib markii dagaallo lagu qaaday maalmihii u dambeeyey lagaga saaray goobo badan oo ka tirsan caasimadda dalka Soomaaliya. Ciidammada nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa dawladda taagta daran ee Sheekh Shariif [...]

October 12th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

31-qof oo ku dhintay Rabshadaha Dalka Suuriya

syria

Dimishiq, (Berberanews.com/W/Wararka) 31-qof oo isugu jira ciidamada milatariga dalka Suuriya iyo dad rayid ah ayaa ku dhintay iska hor imaadyo maanta, ku dhex maray ciidamada ammaanka iyo askar ka goostay oo iska soo hor jeeda qaar ka mid ah magaalooyinka dalkaas. Kooxaha Xuquuqda aadamaha u ololeeya ee dalka Suuriya ayaa warbaahinta u u sheegay, in [...]

October 10th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

Madaxweynaha Dalka Yemen oo daboolka ka qaaday inuu xilka ka degayo maalmaha soo socda

Yemen's President Ali Abdullah Saleh delivers his speech on state television in this still image taken from video

Yemen-(Berberanews)- Madaxweynaha dalka Yemen Cali Cabdalle Saalax, ayaa ku dhawaaqay maanta oo sabti ah 08/10/2011 inuu ka degi doono xilka maalmaha soo socda, ka dib mudaharaadyo rabshado oo muddo sagaal billood ah ay wadaan kooxaha ka soo horjeeda xukunkiisa 33 ka sanno. “Waan necebahay xukunka, waanan sii wadi doonaa nacaybkiisa, waxaan xukunka ka degi doonaa [...]

October 8th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

Madaxweynaha Koonfurta Sudan Silva Kear Oo Sabtida Booqashadii Ugu Horaysay Ku Tagi Doona Khartuum Iyo Oo Soo dhawayn wayn oo loo Diyaarinayay

Selvi

Khartuum, (Berberanews.com/Aljazeera)- Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Silva Kear ayaa lagu wadaa in Maalinta sabtida ah ee inagu soo foolka leh, uu booqashadii ugu horaysay, nooceeda ee tan iyo intii Dal Madax banaan koonfurta Suudaan Noqotay uu ku tago dalka Suudaan ugu kicitimi doona magaalada Khartuum ee caasimadda Suudaan. War-muurtiyeed laga soo saaray xarunta wasaarada Arrimaha dibada [...]

October 7th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

Qadaafi oo Fariin Cod ah Shacbiga Libya Ugu baaqay Mudaharaadyo, Madaxda Dunida 3aad-na Digniin u diray

qadaa

Dimishiq, (Berberanews.com/Reuters)- Hogaamiyihii xukunka laga tuuray ee dalka libya Colonel Mucaamar Al Qadaafi ayaa fariin cod ah oo uu soo diray, shacbiga dalkiisa kaga codsaday inay sameeyaan mudaharaadyo waaweyn isugu soo baxaan jidadka dalkaas, kuna muujiyaan wax uu ugu yeedhay xaalada qalafsan ee ka taagan dalka Libya oo aan loo dul qaadan karin, waa sida [...]

October 7th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »

Aasaasihii Shirkada Apple Steve J Oo Geeriyooday

able

California, (Berberanews.com/W/Wararka)- Aasaasihii shirkada qalabka Electronic-ka ee Apple Steve Paul Jobs ayaa maanta geeriyooday, ka dib markii xanuunka Kansalka uu sanado dhawr ah la il darnaa. Steve Paul Jobs waxa uu ku dhashay magaalada San Francisco, bishii February 24, 1955, waxaa iska dhalay lamaane Jaamacadda ku rafiiqay oo aan meher isku qabin, kuwaas oo ka [...]

October 7th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »



Recently Commented

  • Abdilahi Jama mire: Berberi wax go’ lagu qaado ka weyn, haddii lawada dheefayo ok haddii kale maya
  • Berberaawi: Alaylehe qalinkaaga khadku kama dhamaado waar odayaashan magac baad u heshay xarago waxaa la ogaa ama la...
  • Cabdiraxman: Kuwani Salaadiin maaha ee waxa la yidhaa DHAAMEEL KA DHURSUGAYAAL markaa dhaameelkooda ha iska qaataan...
  • sahan: Asc waxaa aad layaab u leh werrshadani miyaamay hanti qaran ahayn, ma waxay somaliland oo dhani raali ka tahay...
  • yuniz: SXB, Qalinkaagu Khadku kama dhamaado

Gacal Store