Category: Dibadda

War Deg-deg ah: Hoggaamiyihii Libiya oo Dhintay, Qaabka Dhimashadiisa, Wararkii u dambeeyey iyo Dammaashaadyo ka socda dalkaas

Sirta-(Berberanews)- Wararka laga helayo dalka Libiya, ayaa sheegaya inuu maanta dhintay Hoggaamiyihii Libiya Col. Mucamar Al Qaddafi, ka dib markii dhaawac halis laga...

Urur-weynaha Al-qaacida oo Markii u horraysay deeq kala duwan gaadhsiiyay Kumanaan Qoys oo ka mid ah Soomaalida Abaaruhu aafeeyeen.

Muqdisho-(Berberanews)-Urur-weynaha Al-Qaida ee ay wadamada Reer galbeedku kula jiraan dagaalka ayaa markii u horaysay Deeq ka kooban Raashin, Lacag, Dhar, Kutub  iyo...

Taageerayaasha Qadaafi oo ka dhex toosay Caasimadda Libya

Tripoli, (Berberanews.com/Reuters)- Dagaal iyo is rasaasayn laba dhinac ah ayaa shalay jimcihii ka qarxay Caasimadda dalka Libya ee Tripoli, waxaana sida wakaalada...

Ciidammada nabad-ilaalinta Midowga Africa oo gacanta ku dhigay xaruntii ugu weynayd ee Al-shabaab ku Diyaarin Jireen Hawlgallada Isqarxinta

Muqdisho (Berberanews)- Kooxda Al-shabaab, ayaa laga qabsaday xaruntii ugu weynayd ee ay ku diyaarin jireen hawlgallada isqarxinta oo ku taalay gudaha magaalada...

31-qof oo ku dhintay Rabshadaha Dalka Suuriya

Dimishiq, (Berberanews.com/W/Wararka) 31-qof oo isugu jira ciidamada milatariga dalka Suuriya iyo dad rayid ah ayaa ku dhintay iska hor imaadyo maanta, ku dhex maray...

Madaxweynaha Dalka Yemen oo daboolka ka qaaday inuu xilka ka degayo maalmaha soo socda

Yemen-(Berberanews)- Madaxweynaha dalka Yemen Cali Cabdalle Saalax, ayaa ku dhawaaqay maanta oo sabti ah 08/10/2011 inuu ka degi doono xilka maalmaha soo socda, ka dib...

Madaxweynaha Koonfurta Sudan Silva Kear Oo Sabtida Booqashadii Ugu Horaysay Ku Tagi Doona Khartuum Iyo Oo Soo dhawayn wayn oo loo Diyaarinayay

Khartuum, (Berberanews.com/Aljazeera)- Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Silva Kear ayaa lagu wadaa in Maalinta sabtida ah ee inagu soo foolka leh, uu booqashadii ugu...

Qadaafi oo Fariin Cod ah Shacbiga Libya Ugu baaqay Mudaharaadyo, Madaxda Dunida 3aad-na Digniin u diray

Dimishiq, (Berberanews.com/Reuters)- Hogaamiyihii xukunka laga tuuray ee dalka libya Colonel Mucaamar Al Qadaafi ayaa fariin cod ah oo uu soo diray, shacbiga dalkiisa...

Aasaasihii Shirkada Apple Steve J Oo Geeriyooday

California, (Berberanews.com/W/Wararka)- Aasaasihii shirkada qalabka Electronic-ka ee Apple Steve Paul Jobs ayaa maanta geeriyooday, ka dib markii xanuunka Kansalka uu...

Turkiga oo dalkiisa u qaadaya qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho

 Somalia-(Berberanews)- Dalwadda Turkiga, ayaa ku dhawaaqsay inay dalkeeda u qaadayso 30 qof oo ka mid ah ku dhawaad boqol ku dhaawacmay qarax kooxda Al-shabaab shalay...