Home » Archives by category » WARARKA » Dibadda (Page 4)

Muqdisho(Berberanews)- Qarax xoog badan oo ka dhacay xaruntii hore ee Harkaha iyo Saamaha ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku yaaliin  inta badan Wasaarado iyo Xarumo Badan Oo ah xafiisyada Dowlada KMG Soomaaliya.  Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in Xiliga Uu Qaraxaasi dhacay ay Xaruntaasi ka socdeen  Shirar ay ku jireen  dhamaan shaqaalihii Wasaaradaha dowlada […]

Continue reading …
Xoogaga Ku-meel Gaadhka Libya oo Qadaafi ka baadi goobaya Saxaraha dalkaas

Tripoli, 30 September 2011 (Berberanews.com/Reuters):- Xoogaga ku-meel gaadhka ah ee dalka libya ayaa sheegay in ay warar sheegaya meesha uu ku sugan yahay hogaamiyihii hore ee dalkaas oo dhawaan talada laga tuuray, waxaanay cadeeyeen inay ka hawl galayaan sidii loo qaban lahaa, ee geeri iyo nolol mid uun loogu soo afjari lahaa baxasashadiisa. Hogaamiyihii hore […]

Continue reading …

Sanca, 28 September 2011 (Berberanews.com/Reuters)- Dagaal yahaniinta Qabaa’ilka ee dalka Yaman ayaa soo riday mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee ciidanka dalkaas, taas oo sida xubno u hadlay qabaa’ilku sheegeen duqaynaysay goobo dad rayid ahii dagan yihiin wakhtiga dhulka la soo dhigay. Diyaaradan oo nooceedu ahaa Miig 29, ayaa ka qayb qaadanaysay duqayn ciidamada […]

Continue reading …
Suuriya: Cutubyo Ka TirsanCiidamada Milatariga Dalkaas Oo Ku Biiray Kacdoonka Lagaga Soo Horjeedo Madaxweyne Asad

Dimishiq, 28 September 2011 (Berberanews.com/AP)- Xaalada dalka Suuriya oo si wayn maalmihii u danbeeyay isku bad badalaysay ayaa waji cusub yeelatay, ka dib markii cutubyo ka tirsan ciidamada milatariga ee dalkaasi si toos ah ugu biireen xoogaga kacdoonka, isla markaana si cadaan ah u muujiyeen inay ka baxeen ciidamada qalabka sida ee dalka Suuriya. Inkastoo […]

Continue reading …
Qaraxyo waaweyn iyo qiiq sida daruuraha ah oo qariyay Caasimadda Libya ee Tripoli

Tripoli- (Berberanews.com/AFP):-Qaraxyo culculus oo gabi ahaanba ruxay caasimadda Libya ayaa maanta si wayn looga dareemay magaalada Tripoli, waxaana qiiq madow oo sida daruuraha oo kale ahii isku shareeray cirka ka dib markii xarun talis ciidan ah oo ku taala magaaladaas shilkani ka dhacay.   Sida dad goob joog ah iyo wakaalada wararka Faransiiska ee AFP […]

Continue reading …
Wadaadka Ugu Sareeya Diinta Kiristaanka Oo La Kulmay Culimada Islaamka Baaqna u Diray Muslimiinta

Berlin- (Berberanews.com/W/Wararka):- Wadaadka u sareeyaha mad-habka Kaatoliga ee Diinta Kiristaan Pop Benedict XVI oo socdaal ku maraya dalka Jarmalka ayaa maanta oo jimce ah kulan la yeeshay culimada Diinta Islaamka ee fadhigoodu yahay dalka Jarmalka waxaanu halkaa ka akhriyay khudbad waano iyo baaq toos ugu waajahn dadka islaamka ah xambaarsanayd. Boob Benedict-ka lix iyo tobnaan […]

Continue reading …

Washington, (Berberanews.com/NASA):-Wakaaladda Sahaminta hawada u qaabilsan dalka Maraykanka ee “NASA” lagu magacaabo ayaa warsaxaafadeed ay maanta oo jimce ah soo saareen, faah faahin kaga bixiyay xalaadihii u danbeeyay ee Dayax gacmeedkii Maraykanku lahaa ee  (UARS) oo burburkiisi maanta la filayay inuu dunidda ku habsado. Sida qoraalkaa NASA soo saartay lagu sheegay, soo dhicitaankii burburkaas ayaa […]

Continue reading …
Dublamaasiyiinta Reer Galbeedka Oo Ka Dareeray Khudbad Madaxweynaha Iiraan Ka Jeedinayay Qaramada Midoobay

New York, 23 September 2011 (Berberanews.com/AP):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iiraan Maxamuud Axmedii Najaad ayaa khudbad uu si kulul ugu weeraray dalalka reer galbeedka, gaar ahaan dalka Maraykanka maanta ka jeediyay xarunta guud ee Qaramadda midoobay, taas oo sababtay in dublamaasiyiintii dalalka reer Galbeedku cadho darteed uga dareeraan madasha, khudbadii oo socota.  Madaxweynaha dalka […]

Continue reading …
Dagaalo Qadhaadh Oo ka Socda Magaalooyinka Sirta iyo Bin Waleed ee dalka Libya

Tripoli, (Berberanews.com/AFP):-Sida wakaaladaha wararka dunidu ku waramayaan dagaalo qadhaadh oo aan waxba la iskula hadhin ayaa ka soconaya magaalooyinka Sirta iyo Bin waleed oo ah labada goobood ee hogaamiyihii hore ee dalka Libya Mucaamar al-Qadaafi iyo taageerayaashiisu wali xooga ku lee yihiin. Labadan magaalo ayaa sida la sheegay waxa ka socda dagaal jidadka iyo meel […]

Continue reading …
Masar oo sheegtay inaanu Muqadas ahayn Heshiiskii dhexmaray dalka Masar 1967-kii ee ka dhacay Camp David

Qaahira, (Berberanews.com/W/Wararka):- Raysal Wasaaraha dalka Masar Mr. Casaam Sharaf ayaa sheegay in heshiiska dalkiisa iyo Israel u dhexeeya ee lagu magacaabo, Camp David Peace aanu ahayn wax muqadas ah oo aan la taaban karin sida dad badan aaminsan yihiin, balse uu yahay mid wax ka badal lagu samayn karo, waayo? Wakhtiga heshiiskan la galay ayaaba […]

Continue reading …