Category: WARARKA

Hay’adda Shaqaalaha Dowladda Oo Si Rasmi Ah Uga Bilowday Berbera Howlgal Madaxtaabasho Ah Oo Lagu Tirokoobayo Shaqaalaha Laamaha Dowladda

Berbera- (Berbera news) – Hay’adda Shaqaalaha Dowlada ayaa Gelinkii danbe ee shalay ka bilowday Magaalo madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera howlgal Madaxtaabasho ah oo...

Nuxurka qodobbada Ajandaha Kal-fadhiga 44-aad ee Guurtida oo Mudanayaasha maanta loo qaybiyey iyo kuwa ugu xasaasisan

Hargeysa(Berberanews)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta loogu qaybiyey qodobbada Ajandaha Kal-fadhiga 44-aad, kaasoo ay ku jiraan qodobbo...

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Madaxda Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah U Sammeeyey Saraakiil Waxbarasho Ku Soo Dhammaystay Itoobiya

Hargeysa (Berberanews)- Toddoba sarkaal oo ka tirsan ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo soo dhammaystay waxbarasho millatari, ayaa loo sameeyey xaflad si...

Dabley Hubysan Oo Ganacsade Reer Somaliland Ah Ku Dilay Deegaanka Buuhoodle iyo Maydkiisii oo La Diiday In Loo Soo Gacangeliyo Ehladiisa

Buuhoodle-(Berberanews)- Maleeshiyo hubaysan oo ka soo jeeda Buuhoodle, ayaa habeen hore oo taariikhdu ku beegnayd 05, July, 2011 ku dilay deegaanka Xammar-lagu-xidh...

Guddoomiyaha Shirkadda Gulf Petrolium Oo Sheegay Inaanay Shirkaddoodu Ruqsad U Qaadan Gacan-ku-haynta Haamaha Shiidaalka Berbera

Hargaysa (Berberanews)- Guddoomiyaha shirkadda Gulf Petrolium Guuleed Jaamac Faarax ayaa sheegay in ay shixnaddii ugu horaysay ee shidaal ah ay keeni doonaan dalka bisha...

Opportunity for Somaliland on Secretary of State Hillary Clinton’s visit to Ethiopia

HARGEISA(SomalilandPress/Berberanews)–US Secretary of State Hillary Clinton will be visiting several African countries in the following week where she will attend...

Wefti Marwadda Koowaad Ee Somaliland Hoggaaminaysay Oo Loogu Soo Dhaweeyay Burco

Burco(Berberanews) – Marwadda koowaad ee Somaliland Marwo Aamina-weris Sh.Maxmed Jirdde iyo xubno Wasiiro ah ayaa galabta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco...

Tababar Ku Saabsan Dabka Iyo La Dagaalankiisa Oo Maalintii Shalay Uga Furmay Dekedda 30 Kamid Ah Shaqaalaha Waaxda Amniga iyo Badbaadada Ee Dekedda Berbera

Berbera, June 06, 2011, (Berbera News) – Toobabar la xidhiidha Dabka iyo la dagaalankiisa   ayaa maalintii shalay uga furmay xarunta tababarada (Berbera Training...

Maxkamadda Gobolka Saaxil Oo Xukunno kala duwan ku ridday Niman Budhcad-badeed ah iyo waxa loo cuskaday

Berbera, (Berberanews)- Maxkamadda Gobolka Saaxil ee magaalada Berbera, ayaa xukunno kala duwan ku ridday lix Nin oo Budhcad-badeedda Soomaalida ka mid ah, iyada oo shan...

Jewigii uu ku furmay Kal-fadhiga 44-aad ee Golaha Guurtida Somaliland iyo Qodobbada Xasaasiga ah ee ku jira Ajandaha

Hargeysa(Berberanews)- Kalfadhigii 44aad ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta si rasmiya u furmay, kadib markii ay Mudanayaashu soo dhamaysteen fasax laba qaatay...