Home » Archives by category » WARARKA (Page 1418)

Boosaaso(Berberanews)- Maxkamdda Derajada koowaad ee magaalada Boosaaso ayaa  Wariye Faysal Maxamed Xasan (Faysal-Boston) maanta ku xukuntay hal sano oo xadhig ah, kaddib markii lagu eedeeyey inuu baahiyey war ku lid ah maamul-goboleedka Puntland.

Continue reading …

Lodon, July 2,2011 (Berberanews) – Raysal-wasaarihii hore ee dawlada ku meel-gaadhka ah ee Soomaliya Md Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay qiray in mushaakilaadka amaan daro ee ka jira dalka Soomaliya ay sabab u tahay gumaadkii ka dhacay Somaliland 1988-kii. Md Maxamed Cabdilaahi Farmaajo waxa uu sheegay in dhibaatadda 20-tan jirsatay ee ka taagan […]

Continue reading …

Hargeysa, July 2,2011 – (Berberanews) – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa magaabay garyaqaanka guud ee qaranka Somaliland. War-saxaafadeed caawa ka soo baxay xarunta Madaxtooyadda Somaliland isla-markaana uu ku saxeexnaa afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa lagu sheegay in garyaqaanka qaranka loo magacaabay Md Ibraahim Iidle Saleebaan. War-saxaafadeedka lagu […]

Continue reading …

Hargeysa, July 2,2011 (Berberanews) Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta badhasaab cusub u magacaabay gobolka Awdal, ka dib markii badhasaabkii hore xilka laga qaaday. War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa lagu sheegay in maanta laga bilaabo badhasaabka gobolka Awdal uu yahay Md Xasan Daahir […]

Continue reading …

Hargeysa, July 2,2011 (Berberanews) – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa aqbalay marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxwaynaha Koonfurta Suudaan. Madaxwaynaha dalka dhawaanta goonida uga go’ay dal-waynaha Suudaan Mr Salva Kiir, ayaa Sabtidii shalay Madaxwaynaha Somaliland u soo diray casuumad rasmi ah oo nuxurkeedu yahay inuu Madaxwaynaha Somaliland ka qayb-gallo xafladda […]

Continue reading …
Madaxweyne Qaddaafi Oo  Hanjabaad Culus U Diray Dalalka Reer Galbeedka

Tripoli-(Berberanews)- Hoggaamiyaha dalka Liibiya Mucamar Al-qadafi, ayaa ku hanjabay weeraro uu ka fulin doono dalalka Yurub oo uu uga digay inay dhin badan ka mutaysan doonaan haddii aanay dib uga guran xulafada NATO weerarka ay dalkiisa ku hayaa.

Continue reading …
Diyaarad Joog Hoose Ku Duulaysa Oo Gaaf-wareegaysa Buuralayda Degmada Sheekh, Tuhunnada Ku Xeeran iyo Cabsida Dadweynuhu Ka Muujiyeen

Sheekh-(Berberanews)- Diyaarad nooca milaterigu ee qummaatiga u kala, ayaa maanta gelinkii hore lagu arkay iyadoo gaaf-wareegaysa dhulka buuralayda degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil.

Continue reading …

New York, (Berberanews)—Police arrested Faysal Mohamed, a reporter for the Hiiraan Online website Wednesday morning in the port town of Bossasso in the semi-autonomous republic of Puntland, local journalists told CPJ. No official charges have been brought against him, although the deputy commander of the Bossasso District Police told journalists that Mohamed was arrested for […]

Continue reading …
CEO of Dahabshiil gives keynote speech on global money transfer and telecoms industries at the University of Oxford

Abdirashid Duale, CEO of Dahabshiil, one of Africa’s largest money transfer companies, gave the keynote address at a conference hosted by Oxford University from 29-30 June. The two day event, the first of its kind to focus on important issues facing the Somali diaspora community, explored in particular how developments in media and communications shape […]

Continue reading …

Hargeysa-(Berberanews)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa maanta si rasmiya u shaaciyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, ka dib markii uu 18kii bishii hore ee May uu xikii ka qaaday Maxamed Xirsi Oomane iyo xubnihii garsoorka.

Continue reading …