Home » Archives by category » WARARKA (Page 1432)

Kenya- (Berberanews) – Ciidammada Ilaalada xuduudka Haluuqa ee u dhexeeya Kenya iyo Somalia, ayaa xabsiga u taxaabay wiil Soomaaliyeed oo da’diisu tahay 17 jir lagu eedeeyay inuu ka tirsanyahay Ururka Al-shababaab. Wiilkan oo lagu magacaabo Aadan Bashiir waxa uu ka midyahay ardayda wax ka barata dalka Kenya, waxaanay masuulliyiinya Kenya ku eedaynayaan inuu tobabar saddex […]

Continue reading …

I’d would like to announce the great news of the launch of the Somaliland Youth Alliance Of North America, (SYANA). We are an alliance of young adults spread around North America (USA and Canada) who hail from Somaliland. Some of us haven’t had the opportunity to see Somaliland, some don’t speak the language, but since […]

Continue reading …
Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Caawa Ka Degay Madaarka Juba

Juba- (Berberanews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti culus oo uu hoggaaminayo, ayaa caawa Maqribkii ka degay magaalada Juba ee Caasimadda koonfurta Sudan. Madaxweynaha iyo Weftigiisa, waxa si diirran ugu qaabbilay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Juba, Masuuliyiin ka tirsan dawladda Koonfurta Sudan oo uu horkacayey, Wasiirka arrimaha dibadda ee […]

Continue reading …

Saaxil-(Berberanews)- Ciidammada booliska degmada buuralayda Sheekh oo ka tirsan gobolka Saaxil, ayaa gacanta ku dhigay laba nin oo ka soo jeeda qoomiyadda Oromada oo degta dalka Eithiopia, kuwaasoo qafaashay gabadh yar oo ka mid ah deegaanka Sheekh. Gabadhan oo magaceedy yahay Samsam Cabdirisaaq Maxamed, da’deedana lagu sheegay 7 jir waxa la waayay habeenkii khammiistu soo […]

Continue reading …
Suldaanka Guud Ee Beelaha Jibriil Yoonis Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa

Hargeysa-(Berberanbews)-Suldaan Abiibakar Cilmi Wabar oo ah Suldaanka Guud ee beelaha Jibriil Yoonis [Samaroon], ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaaladda Hargeysa ee caasimadda Somaliland ka dib markii uu  ka soo laabtay safar uu dalka dibadiisa ugu maqnaa. Soo dhawaynta Suldaanka oo si heer sare ah loo qaban qaabiyay waxay qaybteedi ugu balaadhnayd ka dhacday Garoonka diyaaraddaha ee […]

Continue reading …
Dawladda Maraykanka Oo Djibouti Ka Hirgelisay Qalab Lagula Soconayo Dhaqdhaqaaqyada Nuclearka Geeska Africa

Djibouti-(Berberanews)- Dawladda Maraykanka, ayaa markii u horraysay ka hirgelisay dalka Djibouti qalab lagu baadhi doono maraakiibta ganacsiga iyo kaarkooga ee mara xeebaha Bariga Africa si looga hubiyo inay sidaan Nuclear iyo qalabka suntan ah ee sida sharci darada ah baddaha loogu shubo. Qalabkan oo lagu xidhay marsada dalka Djibouti iyo kastamada laga galo  islamarkaana ay […]

Continue reading …
Somaliland: EU Commissioner Commends Stability And Economic Progress

In a speech at Somaliland’s Parliament announcing increased development support, the EU Commissioner for Development, Andris Piebalgs, has commended Somaliland on its political and economic progress. Below is Press Release by the European Commission: During a visit to Somaliland, the EU Commissioner for Development, Andris Piebalgs, announced today [6 July 2011] that the European Union is […]

Continue reading …
Madaxweynaha Dalka Yemen Oo Markii U Horraysay Telefiishanka Ka Hadlay Intii Ka Danbaysay Qaraxii Lala Beegsaday Bishii June

Yemen-(Berberanews)- Madaxweynaha dalka Yemen Cali Cabdalle Saalax, ayaa markii u horraysay laga daawaday telefiishanka tan iyo intii ka danbaysay qaraxii bam ee lala beegsaday Madaxtooyadda Sanca 3 June 2011. Madaxweyne Saalax oo gacmihiisu ku duubnaayeen baandhays, waxa uu sheegay inuu ka soo kabanayo qalliin caafimaad oo loola cararay dalka Sacuudiga, ka dib qaraxii lala beegsaday […]

Continue reading …

Berbera, July 7,2011 (Berberanews) – Madaxwaynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaal;e Kaahin ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Berbera. Madaxwaynihii hore ee Somaliland oo ay weheliso xaaskiisa Marwo Huda Barkhad Aaden ayaa waxa ay madaarka Berbera ka sii raaceen diyaaradda African Airways, taas oo ay ku tagi doonaan Magaaladda Kampalla ee dalka […]

Continue reading …
Madaxwayne Silaanyo Oo Ka Hadlay Fursadaha Dublomaasiyadeed Ee Somaliland Uga Banaan Madax-banaanida Koonfura Suudaan iyo Nuxurka Kulan Uu Markab Dagaal Dushii Kula Yeeshay Saraakiil Ingiriisa

Berbera, July 7,2011 (Berberanews) – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka hadlay fursadaha dublomaasiyadeed ee Somaliland uga banaan madax-banaanida dalka cusub ee Koonfurta Suudaan. Md Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu sheegay inay Somaliland sharaf u tahay inay ka qayb-gasho munaasibada loogu wanqalayo madax-banaanida koonfurta Suudaan, oo ay ka qayb-galayaan inta badan Madaxwaynayaasha […]

Continue reading …