Home » Archives by category » WARARKA (Page 1452)
Dalka Xukunkiisa beel qudhaa Haysa, madaxweynihii, Guddoomiyihii Guurtida, waxaanu leenahay Hore Umay Dhicin..” Guddoomiyaha Xisbiga UCID

Berbera-(Berberanews)- “Walaalayaal markii xukuumaddu talada la wareegtayba waxa soo yeedhaysay  qaylo dhaan, looma sinabaa la leeyahay shaqooyinka, waxa kale oo la sheegayaa in ay dalka maanta xukunkiisa beel qudhaati hayso, madaxweynihii, guddoomiyihii golaha guurtida walaalayaal beel baa haysa, waxa aanu leenahay hore umay dhicin taasi, ee waa in dib la isugu noqdaa.” Sidaa waxa yidhi […]

Continue reading …

Hargeysa (Berberanews)- Shirkadda  Gulf Petroleum oo ka shaqaysa ganacsiga shidaalka  Khaliijka iyo welib bariga Afrika, ayaa qayb cusub oo shidaalka keeni doonta laga furay Somaliland.

Continue reading …
Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire Oo Ku Eedeeyay Wasiirka Ganacsiga Inuu Khal khal iyo Fawdo Ka Dhex Abuurayo Ganacsatada Somaliland

Berbera-(Berberanews)- Xildhibaan Naasir Xaaji Cali shire oo ka mid ah mudanayaasha Golaha wakiillada Somaliland, ayaa shir jaraa’id oo uu caawa ku qabtay magaalada Berbera waxa uu eedo kulul u soo jeediyay Wasiirka Ganacsiga iyo wershada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif.

Continue reading …
Khilaaf Culus oo ka Dhex Qarxay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Golaha Deegaanka Gabiley

Hargeysa (Berberanews)- Khilaaf culus ayaa ka dhex qarxay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gabboose iyo Golaha Degaanka Gobolka Gabiley, kadib markii wasiirku shalay ku tagay magaalada Gabiley socdaal la xidhiidha sidii uu xilka ugu kala wareejin lahaa maayirka xasaannada laga qaaday iyo maayir-ku-xigeenka Marwo Khadra Xaaji Gaydh.

Continue reading …
Guddida Tallo-bixinta Furashada Ururada Siyaasadda Oo Cayimay Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Ay Ku Dhawaaqayaan Natiijada

Hargeysa-(Berberanews)- Guddidii Madaxweynuhu u saaray Tallo-bixinta furashada ururada siyaasadeed, ayaa  shaaca ka qaaday wakhtiga kama danbaysta ah ee ay ku dhawaaqi doonaan natiijada ka soo baxday rayi-ururin ay ka qaadeen lixda gobol ee Somaliland.

Continue reading …

Hargeya-(Berberanews)- War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Somailand oo uu ku saxeexanyahay Wasiirka Arrimaha Debeda Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ka mid ah gudidii dawladu u saartay haamaha shiidaalka Berbera, ka dib erigii shirkadda Total, ayaa lagu caddeeyay inaanay jirin cid loo ogolaaday inay dalka shiidaal keento.

Continue reading …
Maareeyaha Shirkadda Diyaaradaha Africa Airways Oo Soo Dhaweeyay keenista Shiidaalka Cad Oo  Gabaabsi Ku ahaa Haamaha Kaydka Berbera

Hargeysa-(Berberanews)- Maareeyaha shirkada diyaaradaha Africa Airways oo iyadu ah shirkada ugu duulimaadyada badan dhinaca diyaaraha jetka Warsame Xasan Gaas  ayaa soo dhaweeyey keenista shiidaalka Cad ee shirkadaha diyaaruhu isticmaalaan oo maanta ay dalka keentay shirkad lagu magacaabo Jet oil oo gabaabsi noqotay tan iyo intii xukuummadu laashay heshiiskii TOTAL.

Continue reading …

Hargeysa (Berberanews)- Shirkadda Isgaadhsiinta SOMTEL, ayaa shahaado-sharaf guddoonsiisay Guddidii Qabanqaabada 18 May, Telefishanka HCTV iyo shaqaale ka tirsan SOMTEL.

Continue reading …

TUKARAQ(SomalilandPress/Berberanews)—In an attempt to surprise Somaliland forces stationed in the outskirt of Tukaraq village, Puntland militia arm with dozen technical pickup trucks mounted with machine guns and 4 commercial trucks carrying fighters attacked an army barrack earlier today. The fighting began just before noon prayer when Puntland militia made a daring attack on Somaliland forces […]

Continue reading …

Hargeysa-(Berberanews)- Maareeyaha Shirkadii Total ee xukuumaddu ruqsada ka qaaday Sacad Cilmi Boqore ayaa soo saaray war-saaxaafadeed uu ku faah-faahinayo heshiiskii u dhexeeyay xukuumada Somaliland, tallabaadii lagu baabi;iyay  iyo xadhigii lagula kacay isaga iyo xubno shaqaalihiisa ka tirsan, waxaanu u dhignaa sidan:

Continue reading …