Home » WARARKA You are browsing entries filed in “WARARKA”

Maxkammadda Ciidammada Qaranka oo xukunno dil iyo xabsi daayin ah ku xukuntay koox dabley ah oo shalay weerar ku qaaday ciidammada

maxkamada

Hargeysa-(Berberanews)-Maxkamadda Ciidamadda Qaranka Somaliland, ayaa dil toogasho ah ku xukntay 17 maxbuus oo ka mid ah 28 dabley ah oo shalay weerary Xerada ciidammada wershadda Kabista ee dulleedka Hargeysa, halkaasoo ay ku dhinteen saddex askari iyo affar qof oo shacab ahi. Maxkamadda darada koowaad ee ciidammada qaranka Somaliland, ayaa maanta dhegaysatay dacwadda 28 maxbuus oo [...]

May 16th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Maareeyaha Dekedda Berbera oo sheegay in Hay’adda WFP hakratay waxtarka dekedda

dekada 1

Berbera-(Berberanews)-Maareeyaha Dekedda Berbera Cali Cumar Maxamed (xoor-xoor), ayaa sheegay inaan dekedda Berbera faa’iido muuqata ku qabin Hay’adda cunnada adduunka ee WFP. Maareeye xoor Xoor waxa tilmaamay in Hay’adda WFP wax ka bedesho qorshaheeda oo gacan-ka-geysato horumarinta dekedda Berbera oo ah isha ay ugu isticmaalka iyo munaafacaadsiga badantahay dekedaha Geeska ku yaal, haseyeeshee ay uga waxtar [...]

May 16th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Doorasho Sawir ah sammeeyay

Guddoomiyaha komishanka

Hargeysa (Berberanews)-Komishanka doorashooyinka qaranka, ayaa maanta qabtay codbixin  ay ku tijaabinayaan doorashooyinka goleyaasha deegaanka Somaliland ee la filayo inay dhawaan dalka ka dhacaan. Doorashadan oo ka dhacday Xarunta Komishanka waxa ka qaybgalay 200 oo qof oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland. Afhayeenka Komishanka doorashooyinka Md. Maxamed Axmed Xirsi oo ka hadlay [...]

May 16th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Magaalada Berbera oo Olole Nadaafadeed oo aan Madax iyo Shacab loo kala hadhin laga fuliyey

olole7

Berbera-(Berberanews)- Maamulka gobolka Saaxil, Degmada Berbera iyo Masuuliyiinta laamaha dawladda ee Saaxil, ayaa shalay olole Nadaafadeed oo laga fuliyey magaalada Berbera kala qaybqaatay qaybaha bulshada ee magaaladaa ku dhaqan. Aroortii hore ee shalay waxa ka bilaabmay  magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, Ololaha Nadaafadda, kaasoo si weyn looga fuliyey Xaafadaha ay ka koobantahay magaaladaasi. Ololahan [...]

May 16th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb galay Aaska Mujaahid Axmed Maxamed Halac oo Maanta Hargeysa lagu Aasay Hargeysa

Aas

  Hargeysa(Berberanews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta ka qayb galay aaska Marxuum Mujaahid Axmed Maxamed Halac oo maalintii shalay maydkiisa la keenay magaadalada Hargyesa , ka dib markii todobaadkan ku geeriyooday dalka Sweden halkaas oo uu muddo dheer ku noolaa. Aaskan Marxuumka ayey ka soo qayb galeen Madaxweyanah  Somaliland Md [...]

May 16th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo tabobbar laba sano socday u soo xidhay 1100 Macallin

Saylici

Hargeysa, (Berberanews)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici),ayaa maanta tabobbar soconayeey laba sano u soo gabgabeeyey kun iyo boqol macallin oo ka kala socday Jaamacadaha gobollada iyo dugsiyada Hoose/dhexe iyo sarre ee Somaliland. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Saylici oo halka ka hadlayey waxa uu sheegay inuu macallinku yahay kii dhaqanka iyo aqoonta kor u [...]

May 15th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Wasiirka Gaashaan-dhigga iyo Maayerka Caasimadda oo ka hadlay khasaaraha Iska hor-imaad ka dhacay Xero Ciidan oo Hargeysa ah

cadami

Hargeysa (Berberanews)- Saddex askari oo ka tirsan ciidanka qaranka iyo afar qof oo rayid ah ayaa geeriyooday, ka dib markii dablay hubaysan oo shacab ah oo dhul boob ahi ay weerar ku qaadeen saaka subaxnimaddii hore xerada ee madaafiicda goobta oo u dhow Wershaddii kabista ee magaalada Hargeysa.Sidoo kale, waxa ku dhaawacmay dad tiro badan [...]

May 15th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Wasiirka Waxbarashada iyo maamulka Gobolka Saaxil oo dhagaxdhigay Mashaariic Horumarinta waxbarashada ah

dhagax dhig

Berbera-(Berberanews)-Wasiirka Waxbarashada Somaliland samsam Cabdi Aadan iyo maamulka Gobolka Saaxil, ayaa maanta si wada-jira u dhagaxdhigay dhismayaal lagu kordhiyay dugsiga sare iyo dhexe ee magaalada Berbera. Wasiirka Waxbarashada MARWO sam Sam iyo Guddoomiyaha Xafiiska Imxtixaannaadka qaranka Daa’uud Axmed faarax oo ay weheliyaan Badhasaabka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax),Maayarka Berbera Cabdalle Maxamed Carab iyo masuulliyin kale [...]

May 14th, 2012 | Posted in WARARKA,Waxbarashada | Read More »

Guddoomiyaha UCID oo Shirka Muqdisho ka socda ku tilmaamay mid Caddaaladda ka fog, eedayna u jeediyey Madaxda TFG

faysal

Hargeysa-(Berberanews)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inaanay Soomaaliya waxba u kordhin karin, Somaliland-na waxba ugu fadhiyin Shaqsiyaadka Somaliland ka soo jeeda ee ka qaybgalaya shirka lagu xulayo Ergada ansixinaysa Dastuurka qabyada ah ee Soomaaliya oo Sabtidii toddobaadkii hore ka furmay magaalada Muqdisho. Eng. Faysal Cali Waraabe, waxa ku [...]

May 14th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Wikileaks Oo fashiliyay talooyin Madaxweynaha Kenya u soo bandhigay xukuummadii Madaxweyne Rayaale si ay uga mid noqoto IGAD

IGAD

Hargeysa-(Berberanews)– Shabakada caanka ku ah baahinta wararka sirta ah iyo war-bixinada ay isdhaafsadaan Safaaradaha wadamada reer galbeedku ku leeyihiin Caalamka ee Wikileaks ayaa baahisay tallooyin Madaxwaynaha wadanka Kenya Mwai Kibaki siiyay Madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, wakhti ay kulan ku yeesheen Magaaladda Nairobi.  Shabakada Wikileaks waxay soo bandhigtay talada Madaxwaynaha Kenya Mwai Kibaki [...]

May 14th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »



Recently Commented

  • Abdilahi Jama mire: Berberi wax go’ lagu qaado ka weyn, haddii lawada dheefayo ok haddii kale maya
  • Berberaawi: Alaylehe qalinkaaga khadku kama dhamaado waar odayaashan magac baad u heshay xarago waxaa la ogaa ama la...
  • Cabdiraxman: Kuwani Salaadiin maaha ee waxa la yidhaa DHAAMEEL KA DHURSUGAYAAL markaa dhaameelkooda ha iska qaataan...
  • sahan: Asc waxaa aad layaab u leh werrshadani miyaamay hanti qaran ahayn, ma waxay somaliland oo dhani raali ka tahay...
  • yuniz: SXB, Qalinkaagu Khadku kama dhamaado

Gacal Store