Home » Archives by category » WARARKA (Page 3)

Nin u dhashay Kenya oo ku islaamay Laascaanood

Comments Off on Nin u dhashay Kenya oo ku islaamay Laascaanood
Nin u dhashay Kenya oo ku islaamay Laascaanood

Laascaanood-(Berberanews)-Masjid-jaamaca weyn ee magaalada Laascaanood, ayaa maanta shahaadada Islaamka loogu qabtay nin u dhashay dalka Kenya oo macalin ka ah  iskuulka sare ee Gateway oo ku yaal Laascaanood. Ardayda iskuulka, Macalimiin iyo culimo kala duwan ayaa ka qaybgalay markii maanta ninkan diinta Islaamka qaatay shahaadada loogu qabtay Masjidka. Halkan hoose ka daawo.  

Continue reading …

Nin Soomaali ah oo hirgaliyay arrin ajaanib badan soo jiidatay

Comments Off on Nin Soomaali ah oo hirgaliyay arrin ajaanib badan soo jiidatay
Nin Soomaali ah oo hirgaliyay arrin ajaanib badan soo jiidatay

Soomaali badan ayaa u socdaashay wadamada dibadda waxayna u tageen bulshooyin leh dhaqamo iyo sooyaal taariikheed oo soo taxnaa in badan. In bulsho aad taariikhdooda raadiso waxay u baahan tahay in aad booqato goobaha Madxafyada ah, halkaas oo aad ka soo helayso dhamaan macluumaadka aad uga baahan tahay barashda bulshada aad u timid. Soomaalidu inta […]

Continue reading …

Ciidammada Booliska oo xabsiga ku guray qoys mudaharaad salmiya ka hor dhigay Madaxtooyada

Comments Off on Ciidammada Booliska oo xabsiga ku guray qoys mudaharaad salmiya ka hor dhigay Madaxtooyada
Ciidammada Booliska oo xabsiga ku guray qoys mudaharaad salmiya ka hor dhigay Madaxtooyada

Hargeysa (Berberanews):- Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay illaa tobaneeyo qof oo ka mid ahaa qoys bannaan-bax cabasho ah la hortegay madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa, ka dib markii ay madaxtooyadu xoog kula wareegtay dhul ay lahaayeen oo xukuumaddu sheegtay in laga dhisay madaxtooyada cusub. Warbixin ku saabsan sida muddaharaadkaas cabashada ahi u dhacay […]

Continue reading …

Shirkadda RIO Architects oo lagu ammaanay Farsamooyin Casri ah oo ay ku soo kordhisay Dhismayaasha dalka

Comments Off on Shirkadda RIO Architects oo lagu ammaanay Farsamooyin Casri ah oo ay ku soo kordhisay Dhismayaasha dalka
Shirkadda RIO Architects oo lagu ammaanay Farsamooyin Casri ah oo ay ku soo kordhisay Dhismayaasha dalka

Shirkadda oo door weyn ka qaaddatay Dhismaha Masaajid Casri ah oo Hargeysa laga hirgeliyey “Wax la Naqshadeeyo iyo wax laga shaqeeyo waxa ugu qaalisan Baydka Ilaahay,” Warfaa Maxamed Xaaji Hargeysa (BerberaNews)- Shirkadda Dhismaha iyo Naqshadaha ee RIO Architects, ayaa lagu ammaanay naqshad casri ah oo ay u samaysay Masaajid Daarul-Iimaan oo laga hirgeliyey Xaafadda Jigjiga […]

Continue reading …

Muuqaal- Weriyayaal Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Weriye Coldoon ” Gudoomiyaha SOLJA Wuxuu Yidhi Coldoon Maaha Suxufi Kiiska Loo Lahaystaana Waa Mid Ka Baxsan Saxaafada Waana Edeb Daro”

Comments Off on Muuqaal- Weriyayaal Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Weriye Coldoon ” Gudoomiyaha SOLJA Wuxuu Yidhi Coldoon Maaha Suxufi Kiiska Loo Lahaystaana Waa Mid Ka Baxsan Saxaafada Waana Edeb Daro”
Muuqaal- Weriyayaal Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Weriye Coldoon ” Gudoomiyaha SOLJA Wuxuu Yidhi Coldoon Maaha Suxufi Kiiska Loo Lahaystaana Waa Mid Ka Baxsan Saxaafada Waana Edeb Daro”

Muuqaal- Weriyayaal Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Weriye Coldoon ” Gudoomiyaha SOLJA Wuxuu Yidhi Coldoon Maaha Suxufi Kiiska Loo Lahaystaana Waa Mid Ka Baxsan Saxaafada Waana Edeb Daro”  

Continue reading …

Saleban Cali Koore Wasiirka Biyaha Oo Laascaanood Kaga Farxiyay Biyo Gelin Guri Kasta Iyo Qorshayaasha Wasaaradu Ku Waraabinayso Bulshada Somaliland

Comments Off on Saleban Cali Koore Wasiirka Biyaha Oo Laascaanood Kaga Farxiyay Biyo Gelin Guri Kasta Iyo Qorshayaasha Wasaaradu Ku Waraabinayso Bulshada Somaliland
Saleban Cali Koore Wasiirka Biyaha Oo Laascaanood Kaga Farxiyay Biyo Gelin Guri Kasta Iyo Qorshayaasha Wasaaradu Ku Waraabinayso Bulshada Somaliland

Laascaanood (Berberanews.com) Wasiirka Khayraadka Biyaha Saleebaan Cali Koore Ayaa Maanta Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool Waxaana Kaga Hortagay Deegaanka Guumays Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Sool Oo Ay Ugu Horeeyaan Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe,Maayarka Degmada Laascaanood Cabdicasiis Xuseen Taarwale,Xildhibaano,Cuqaal,Waxgarad,Haween Iyo Dhalinyarao Ruxayay Calanka Dalka Iyo Caleemo Qoyan Saleban Cali […]

Continue reading …

Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo ku dhawaaqday inay xaraashayso dhismaha xawaalad kacday

Comments Off on Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo ku dhawaaqday inay xaraashayso dhismaha xawaalad kacday
Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo ku dhawaaqday inay xaraashayso dhismaha xawaalad kacday
Continue reading …

Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo safar ku jooga dalka Sweden ayaa xog-waran siiyay HCTV

Comments Off on Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo safar ku jooga dalka Sweden ayaa xog-waran siiyay HCTV
Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo safar ku jooga dalka Sweden ayaa xog-waran siiyay HCTV

Sweden-(Berberanews)-Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ee ka soo baxay Gobolka Togdheer, oo ku sugan dalka Sweden ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Telefiishanka Horn Cable.

Continue reading …

Faahfaahinta weerar xalay lagu dilay Shan ruux oo shacab ah magaalada Muqdisho

Comments Off on Faahfaahinta weerar xalay lagu dilay Shan ruux oo shacab ah magaalada Muqdisho
Faahfaahinta weerar xalay lagu dilay Shan ruux oo shacab ah magaalada Muqdisho

Muqdisho(Berberanews)-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxay weerar xalay koox hubeysan ay ku qaadeen guri ku yaala degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir, gaar ahaan xaafadda Kaawo Godey. Inta og yahay dableyda weerarka ku qaaday Guriga ayaa dishay ilaa Shan Ruux oo waqtigaa ku caweynayay gudaha Gurigooda, iyadoo dadka dhintay oo intooda badan isku qoys […]

Continue reading …

“Dhulka waxa iska leh qaranka maaha hanti uu qof yeelanayo”Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland

Comments Off on “Dhulka waxa iska leh qaranka maaha hanti uu qof yeelanayo”Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland
“Dhulka waxa iska leh qaranka maaha hanti uu qof yeelanayo”Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa-(Berberanews)-Ciidanka amaanka Somaliland ayaa goob laga dhisayo madaxtooyada cusub ka raray qoys deganaa, kuwaas oo sheegay in xoog looga saaray guryahoodii. Qoyskan laga burburiyey hantidii ay ku lahaayeen goobta madaxtooyada cusub laga dhisayo ayaa xukuumadda iyo madaxweynahaba ku eedeeyey inuu dhulkoodii ka qaadayo. Qoyskan dhulka laga raray ayaa sheegay in saaka salaadii subax ciidanku xoog […]

Continue reading …