Home » Archives by category » WARARKA (Page 4)

Faysal Cali-waraabe oo sheegay in Xildhibaan Dhakool dembi weyn ka galay qaranka

Comments Off on Faysal Cali-waraabe oo sheegay in Xildhibaan Dhakool dembi weyn ka galay qaranka
Faysal Cali-waraabe oo sheegay in Xildhibaan Dhakool dembi weyn ka galay qaranka

Hargeysa (Berberanews)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu xildhibaan Dhakool uu dambi weyn ka gallay qaranka, isla markaana ay tahay in sharciga la mariyo. Gudoomiye Faysal waxa uu sheegay in saluug weyn laga qabo sida uu wax u maamulayo madaxweyne Biixi, isagoo usoo jeediyey inuu tanaasul iyo wadatashi ku […]

Continue reading …

Reer Gabiley ma ku diirsadeen Horumarka Bilicda magaalada?

Comments Off on Reer Gabiley ma ku diirsadeen Horumarka Bilicda magaalada?
Reer Gabiley ma ku diirsadeen Horumarka Bilicda magaalada?

Hargeysa(Berberanews)-Guud ahaanba Shacabka kunool Gudaha Magaalada Gabiley, ee Xarunta Maamulka Gobolka Gabiley ayaa siweyn usoo dhaweeyay Dhismaha Masahaariicda Hurumarineed ee Qeybta ka  ah Hurumarinta Adeegyadda Asaasiga u ah Kaabayaasha Bulshada, gaar ahaana Xafiisyadda Hay,adaha Dawlliga ah iyo dhamaystirka Dayactirka Jidadka Waaweyn ee Gudaha Magaalada dhex marra oo lagu Kordhiyay Nalalka Baalayaasha Leydhka, ee Jidadka iyo […]

Continue reading …

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyey Maxaabiis

Comments Off on Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyey Maxaabiis
Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyey Maxaabiis

Hargeysa(Berberanews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud u xidhan ee Xabsiyada dowladda lagu hayey Fadliga Ramadaanta iyo Xuska 18-ka May awgood. Sidaa waxa lagu sheegay Wareegto Madaxweynuhu soo saaray maanta, taas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Warbaahinta Berberanews.com, taasoo u dhignayd sitatan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse […]

Continue reading …

“Xal loo helay dhibaatada abaaraha deegaannada Soomaalida”

Comments Off on “Xal loo helay dhibaatada abaaraha deegaannada Soomaalida”
“Xal loo helay dhibaatada abaaraha deegaannada Soomaalida”

Dhalinyaro ku takhasustay cilmiga xoolaha ayaa sameeyay warshad soo saarta calafka xoolaha oo nafaqaysan, waana warshadii ugu horreysay ee nooceeda ah oo Dowlad Deegaanka Soomaalida laga hirgaliyo. Cabdi Xasan Suufi oo ah Guddoomiyaha warshadda ayaa BBC u sheegay in tallaabadan ay ku dhalisay markii abaaraha ay saameyn ku yeesheen dadka reer guraaga si ay ula […]

Continue reading …

Fannaanad caan ah: Isticmaalka baraha bulshada ‘aad buu ugu xunyahay’ dhalinyarada

Comments Off on Fannaanad caan ah: Isticmaalka baraha bulshada ‘aad buu ugu xunyahay’ dhalinyarada
Fannaanad caan ah: Isticmaalka baraha bulshada ‘aad buu ugu xunyahay’ dhalinyarada

Atariishada, ahna fannaanadda caanka ah ee lagu magacaabo Selena Gomez ayaa sheegtay in isticmaalka baraha xiriirka bulshada uu ‘aad ugu xumaa’ jiilkeeda, waxayna ku boorrisay dadka in ay waqti xaddidan u sameystaan howlaha la xiriira internet-ka. Hadalkan lama filaanka ku noqday dad badan ayey jeedisay xilli ay ka hadleysay munaasabadda bandhigyada filimada ee Cannes, halkaasoo […]

Continue reading …

Maxaa Sabab u ah Fashilka iyo Fool-xumada ka Muuqda Guddiga Qaban-qaababada Xuska 28-guurada Qarannimada Somaliland ee 18 May?

Comments Off on Maxaa Sabab u ah Fashilka iyo Fool-xumada ka Muuqda Guddiga Qaban-qaababada Xuska 28-guurada Qarannimada Somaliland ee 18 May?
Maxaa Sabab u ah Fashilka iyo Fool-xumada ka Muuqda Guddiga Qaban-qaababada Xuska 28-guurada Qarannimada Somaliland ee 18 May?

Hargeysa(Berberanews):- Qaban-qaabada Xuska 28-guurada Jamhuuriyadda Somaliland ee sannad kasta loo dabbaal-dego 18-ka bisha May, ayaa u muuqata sannadkan 2019-ka mid ka liidata sidii sannadihii hore loo abaabuli jiray ee la isugu xidhi jiray qaybaha Bulshada, Warbaahinta iyo Dowladda-ba. 18 May Wasiirka Warfaafinta iyo Agaasimaha guud   Inkasta oo loo magacaabay sidii horeba caadada u ahayd […]

Continue reading …

Askari ka tirsan Booliska Somaliland oo ku dhintay israsaasayn ka dhacday Laascaanood

Comments Off on Askari ka tirsan Booliska Somaliland oo ku dhintay israsaasayn ka dhacday Laascaanood
Askari ka tirsan Booliska Somaliland oo ku dhintay israsaasayn ka dhacday Laascaanood

Laascaanood-(Berberanews):- Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa lagu soo warramayaa inuu ku dhintay is-rasaasayn la sheegay inay dhex-martay Askarta Saldhigga Booliska ee Bariga magaalada Laascaanood caawa cawayskii. Weriyaha Laascaanood u joogta Shabakadda Hiiraan.com Saynab Cabdi Warsame, oo aannu warkan ka soo xigannay, ayaa ku warrantay in wararka hordhaca ahi sheegayaan in uu ku dhintay […]

Continue reading …

“Waa markii labaad ee aanu Dumar ku dhex aragno Dadkaa la aasayey”Khadar Axmed Like

Comments Off on “Waa markii labaad ee aanu Dumar ku dhex aragno Dadkaa la aasayey”Khadar Axmed Like
“Waa markii labaad ee aanu Dumar ku dhex aragno Dadkaa la aasayey”Khadar Axmed Like

Hargeysa (Berberanews) – Guddiga baadhista Xasuuqa Somaliland, ayaa Meydadka 29 Ruux Xabaal-wadareed ugu sameeyay Xabaalaha Masallaha ee Koonfurta Magaalada Hargeysa. Meydadkan Xabaal-wadareedka loo sameeyay ayaa waxa bishii Afraad ee sannadkan laga soo saaray Xabaal-wadareedyo ku yaalla Xaafadd 150-ka ee Magaalada Hargeysa, kuwaasi oo la aamisan yahay inay ku aaseen Ciidammadii Dawladdii Milletariga ahayd ee Soomaaliya […]

Continue reading …

Xukuumadda Somaliland oo ku dooday inaanay gef ahayn xadhigga Xildhibaan Dhakool

Comments Off on Xukuumadda Somaliland oo ku dooday inaanay gef ahayn xadhigga Xildhibaan Dhakool
Xukuumadda Somaliland oo ku dooday inaanay gef ahayn xadhigga Xildhibaan   Dhakool

Hargeysa-(Berberanews)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame ayaa sheegay inay Hay’addaha Baarlamanka iyo Xeer-ilaalinta guud u taallo Tafsiirka qaabkii loo maray xadhiga Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, laakiinse wuxuu ku doodday in xadhiga Xildhibaankaasi aanu ahayn mid gef ah. Afhayeenka oo daba socda hadal maalintii shalay ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, ayaa sheegay in hadalka Guddoomiye Cirro […]

Continue reading …

Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo ka warbixiyay mashaariic horumarineed

Comments Off on Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo ka warbixiyay mashaariic horumarineed
Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo ka warbixiyay mashaariic horumarineed
Continue reading …