Home » Archives by category » WARARKA (Page 5)

Madaxweyne Biixi oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka Da’ay Dalka Soona Kormeeray Goobaha Khasaaruhu Ka Dhacay

Comments Off on Madaxweyne Biixi oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka Da’ay Dalka Soona Kormeeray Goobaha Khasaaruhu Ka Dhacay
Madaxweyne Biixi oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka Da’ay Dalka Soona Kormeeray Goobaha Khasaaruhu Ka Dhacay

Hargeysa-13-05-2019-(Berberanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobab mahiigaan ah oo caawa ka da’ay dalka gaar ahaan caasimada Somaliland ee Hargeysa oo ay ku dhinteen shan ruux, halka ay sagaal kalena ku dhaawacmeen. Waxaanu madaxweynuhu isla caawa kormeer ku tegay goobaha khasaaruhu ka dhacay iyo guud ahaan waxyeelada […]

Continue reading …

Safiirka Britain u qaabilsan Somalia oo booqasho ku tegay Hargeysa

Comments Off on Safiirka Britain u qaabilsan Somalia oo booqasho ku tegay Hargeysa
Safiirka Britain u qaabilsan Somalia oo booqasho ku tegay Hargeysa

Hargeysa (Berberanews) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhawayd Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Ben Fender oo Dalka booqasho shaqo ku yimid. War-saxaafadeed Afhayeenka Madaxtooyadu uu ka soo saaray kulanka Madaxweynaha iyo Safiirka Ingiriiska oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Warbaahinta Berberanews ayaa u qornaa sidan “Madaxweynaha […]

Continue reading …

Tirada dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay roobab ka da’ay Hargeysa

Comments Off on Tirada dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay roobab ka da’ay Hargeysa
Tirada dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay roobab ka da’ay Hargeysa

Hargeysa (Berberanews):- Ugu yaraan shan Qof, ayaa ku geeriyooday Roob xoog leh oo galabta illaa fiidkii caawa ka da’ay magaalada Hargeysa, kuwaasoo isugu jira kuwo Daad gaadhi ku qaaday iyo kuwo Laydh amma Koronto ku dhegtay, sida ay masuuliyiinta dowladdu xaqiijiyeen. Wasiirka arrimaha gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Cabdillaahi Fadal […]

Continue reading …

Maxkamad dil ku xukuntay qaar kamid ah raggii loo haystay kiiskii Caasho Ilyaas

Comments Off on Maxkamad dil ku xukuntay qaar kamid ah raggii loo haystay kiiskii Caasho Ilyaas
Maxkamad dil ku xukuntay qaar kamid ah raggii loo haystay kiiskii Caasho Ilyaas

Maxkamadda darajada 1-aad ee Gobolka Nugaal ayaa xukun dil ah ku ridday raggii ku eedaysnaa kiiskii Caasho Ilyaas Aadan oo sanadkaan horraantiisii kufsi iyo dil loogu geeystay magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha maxkamadda Sheekh Cabdinuur ayaa ku dhawaaqay xukunka. Ragga la xukumay ayaa kala ah: Cabdifataax Cabdiraxmaan Warsame, Cabdisalaan Cabdiraxman Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed Dige, waxaana lagu […]

Continue reading …

Manchester City oo hanatay Horyaalka Ingiriiska

Comments Off on Manchester City oo hanatay Horyaalka Ingiriiska
Manchester City oo hanatay Horyaalka Ingiriiska

Kooxda Manchester City ayaa galabta ugu dambeyn dib ugu guuleysatay horyaalka Premier League-ga ingiriiska. City ayaa soo afjartay loollankii adkaa ee ay kala kulmeysay kooxda ay aadka igu dhawaayeen ee Liverpool, taasoo rajo ka qabtay in horyaalka loo caleema saaro. Wiilashada macallin Pep Guardiola ayaa markii hore gool looga naxsaday kulankii ay la ciyaarayeen kooxda […]

Continue reading …

Imaam 100 jir ah oo Kaniisad galay

Comments Off on Imaam 100 jir ah oo Kaniisad galay
Imaam 100 jir ah oo Kaniisad galay

Imaamka ugu sarreeya muslimiinta dalka Ghana ayaa tagay Kaniisad ay ka socotay xafladda dabaaldagga dhalashadiisa. Sheekh Osman Sharubutu waa nin 100 sano jir ah oo af gaaban, waxaana lagu yaqaannaa inuu nabadda u ol’oleeyo. Mas’uuliyiinta kaniisadda ayaa ku maamuusay xafladda, iyagoo muujinayay sida ay Muftigan ayaa hoggaamiye u ah muslimiinta laga tirada badan yahay ee […]

Continue reading …

Golaha wakiillada oo ku gacansaydhay xil-ka-qaadis xildhibaan Dhakool

Comments Off on Golaha wakiillada oo ku gacansaydhay xil-ka-qaadis xildhibaan Dhakool
Golaha wakiillada oo ku gacansaydhay xil-ka-qaadis xildhibaan Dhakool

Hargeysa-(berberanews)Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ku gacan-saydhay warqad uu xafiiska Xeer-ilaalinta guud ee Qaranka Somaliland u soo gudbiyey guddiga oo laga dalbanayo in xasaanadda amma xilka laga qaado Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ciidanka Boolisku dhawr habeen ka hor xabsiga u taxaabeen, iyagoo ka qabtay gurigiisa magaalada Hargeysa. Hase-yeeshee, Xildhibaan Maxamed Jaamac […]

Continue reading …

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo sheegay in loo diiday inuu arko Xildhibaan Dhakool oo xidhan

Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo sheegay in loo diiday inuu arko Xildhibaan Dhakool oo xidhan
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo sheegay in loo diiday inuu arko Xildhibaan Dhakool oo xidhan

Hargeysa (Berberanews)–Guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in loo diiday inuu arko xildhibaan Dhakool oo dhawaan ciidanka booliska magaaladda Hargeysa ay xabsiga u taxaabee. Halkan Ka Daawo : 

Continue reading …

Dooni siday Muhaajiriin oo ku degtay Tunisia

Comments Off on Dooni siday Muhaajiriin oo ku degtay Tunisia
Dooni siday Muhaajiriin oo ku degtay Tunisia

Tunisia (Berberabews)–Dooni siday dad fara badan oo isugu jiray Qaxooti iyo kuwo Muhaajiriin ah ayaa ku qalibantay biyaha badda Mediterranean,gaar ahaan xeebaha ku yaalla dalka Tunisia,halkaasi oo ay ku dhinteen illaa 65-ruux. Hadal maalinimadii shalay ay sii deysay Hey’adda QM u qaabilsan Qaxootiga ee (UNHCR) ayaa lagu sheegay in la soo badbaadiyay 16-Qof oo saarnaa […]

Continue reading …

Damalkii Nabadda: mid ka mid ah ficillada dhifta ah ee Cabdi Waraabe falay

Comments Off on Damalkii Nabadda: mid ka mid ah ficillada dhifta ah ee Cabdi Waraabe falay
Damalkii Nabadda: mid ka mid ah ficillada dhifta ah ee Cabdi Waraabe falay

“Iyadoo saddex habeen, afartan bixii iiga hadhsan yahay, ayaa hooyaday igu tidhi aabbahaa ayaa la diley” ayuu yidhi Cabdi Waraabe. Dagaal ka dhex dhashay, laba beelood oo ta Cabdi Waraabe yahay iyo mid kale ayaa sababay in uu ku dhinto Cabdi Waraabe aabbihii. Waxayna taasi sababtay in Cabdi Waraabe ku koro, agoonnimo. Geeljirennimo ayuu 25 […]

Continue reading …