Home » Waxbarashada You are browsing entries filed in “Waxbarashada”

Aqoonyahanad reer England ah Oo Khudbad aqoon-korodhsi u jeedisay ardayda iyo macalimiinta jaamacada Golis ee Berbera

Aqoonyahanad reer England ah Oo Khudbad aqoon-korodhsi u jeedisay ardayda iyo macalimiinta jaamacada Golis ee Berbera

Social Share Toolbar

May 8th, 2013 | Posted in WARARKA,Waxbarashada | Read More »

Burco: Jaamacadda Golis oo dhiirigalin u sammaysay ardayda kuliyadda farsamada wershadaha

vlcsnap-2013-04-28-16h34m50s30

Burco-(Berberanews)-Jaamacada Golis faraceeda magaalada Burco, ayaa xaflad dhiirigelin ah ugu qabtay hudheelka Plaza ardayda Kulliyadda farsamada wershadaha (indysterial engneering) oo muddo laba bilood ah ka dib dhammaysanaya. Munaasibadan waxaa ka soo qaybgalay madaxda heer degmo oo uu ugu horreeyo Gudoomiyaha golaha deegaanka deg-mada Burco Maxamed Murraad iyo ku xigeenkiisa Muxumed Xasan Jaamac (xoday) , gudoomiyaha [...]

Social Share Toolbar

April 28th, 2013 | Posted in WARARKA,Waxbarashada | Read More »

Gudomiyaha Gobolka Sanaag Oo Xadhiga Ka jaray Dhismaha Magtabada Bugaagta Jaamacada Sanaag Universaty Ee Magaalada Ceerigaabo

S2780130(1)

Ceerigaabo(Berberanews)Gudomiyaha Gobolka Sanaag Prof Axmed Maxamud Geele Dacar Ayaa Maanta Xadhiga Ka jaray Dhismaha Laybareeriga Jaamacada Sanaag Universaty Ee Magaalada Ceerigaabo oo ay Maal Geliyay Shirkadda Dahabshiil Group. Munaasibadii Xadhig Ka Jarista Dhismahan Lagu Kordhiyay Jaamacada Sanaag Universaty Ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Gudoonka Gobolka Sanaag, Taliyaha Qaybta Policka Ee Gobolka ,Maayar Xigeenka Degmada Ceerigaabo, [...]

Social Share Toolbar

April 15th, 2013 | Posted in Waxbarashada | Read More »

Jaamacadda HOPE oo Shahaadada Master-ka ah guddoonsiisay arday

HOPE 12

Hargeysa-(Berberanews)—Jaamacadda Hope ayaa maanta 19-arday guddoonsiisay shahaadada Master-ka ah, kuwaasoo sagaal ka mid ah ay ku suganayeen magaaladaMuqdisho, halka 10-ka kalena ay joogeen magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, iyadoo munaasabaddii Muqdisho ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiin uu ka mid ahaa guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Cismaan Jawaari. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ku sugnaa xildhibaanno ka [...]

Social Share Toolbar

March 11th, 2013 | Posted in Waxbarashada | Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Mashruuc lagu horumarinayo waxbarashada

Horumarinta waxbarashada

Hargeysa-(Berberanews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu furayay barnaamijyo ku saabsan Horumarinta waxbarashadda dalka oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee magaaladda Hargeysa oo ay maal-gelinayso Midowga Yurub, kuna baxayso dhaqaale dhan sadex iyo toban Milyan, labo Boqol iyo Konton Kun oo yuuro munaasabad lagu qabtay Magaalada hargaysa oo [...]

Social Share Toolbar

December 12th, 2012 | Posted in Waxbarashada | Read More »

Guddida Horumarinta Dan iyo Duco oo dhagaxdhigay Dugsiyo Boodhan ah oo laga Hirgelinayo Saaxil

duco1

  Hargeysa(Berberanews):-guddida horumarinta gobolka Saaxil ee Dan iyo Duco ayaa maanta dhagax dhigay wajigii labaad ee dugsiyo ay ka hir gelinayaan degmooyinka Abdaal iyo Dubur oo ka tirsan gobolka Saaxil. Dugsiyadan ay maanta wajigoodii labaad dhagax dhigeen guddida horu marinta gobolka Saaxil ee Dan iyo Duco ayaa ah qaar ka kooban qaybaha hurdada iyo qaybo [...]

Social Share Toolbar

November 22nd, 2012 | Posted in WARARKA,Waxbarashada | Read More »

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland oo soo saartay liiska jaamacaddaha ay aqoonsantahay

agaasimaha-tacliinta-sare

Hargeys-(Berberanews)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa soo saartay go’aan la xidhiidha inaanay warbaahintu xayaysiis u samayn jaamacadaha dalka ku yaalla, iyada oo aanay Wasaaradda ogolaansho ka haysan. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo uu ku saxeexnaa Agaasimaha Tacliinta sare Khadar Axmed Diiriye ayaa lagu sheegay liiska jaamacadaha dalka ee [...]

Social Share Toolbar

November 12th, 2012 | Posted in Waxbarashada | Read More »

Natiijadda Imtixaanka iyo Mustaqbalka Ardayda Qallinkii Wariye: Khadar jaamac Dirir

KHADAR

Hargeysa-02-june-2012-(Berberanews)-Waxaa maalintii sabtidii si rasmi ah uga bilaabmay guud ahaanbaa dalka Imtixaankii shahaadiga ah ee fasaladda 8-aad ee dugsiyadda dhexe iyo afraad ee dugsiyadda sarre. Imtixaankan oo sannadkan ay u fadhiisanayaan guud ahaan dalka 17531 arday (toban iyo todoba shan boqol sodon iyo kow), dugsiyada sare waxa ka baxaya 5846 arday (shan kun sided boqol [...]

Social Share Toolbar

July 2nd, 2012 | Posted in QORMOOYIN,Waxbarashada | Read More »

Weli Shacabka Somaliland Ma Loo soo Bandhigay oo ma dareemeen ( Somaliland National Education Policy 2006)

Waxbarashada

Cabdiraxmaan Fidhinle 17-June-2012-(Berberanews)-Sharcigan Somaliland National Education Policy waxaa salka loo dhigay  2006, Sharcigani wuxuu caadka ka qaadayaa oo cadeynayaa in yar iyo weyn , Rag iyo Dumar, caruur iyo cirrooleh loo siman yahay Waxbarashada Somaliland.hadii ay tahay mid hoose, dhexe ama sareba. Hadana marka aad runta ka sheegto dhamaan iskuulada Hoos yimaada Wasaarada Waxbarashada Somaliland [...]

Social Share Toolbar

June 18th, 2012 | Posted in QORMOOYIN,Waxbarashada | Read More »

Weli Maskax Ma lagu dayey Waxbarashada Dugsiyada sare ee Somlailand?

Waxbarashada

10-June-2012-(Berberanews)-Tartanka Waxbarashada ee aduunka ka dhexeeya waa mid joogta ah oo kolba tiknoolaji cusub la talaabsanaya meel uu wadan walba dhigaba.Taasi waxay ku tuseysaa in mar walba dawlad kasta oo maamulka u qabata Ummadeeda in ay mudnaanta koowaad siiso dhisida iyo kor u qaadida nidaamka waxbarasho ee markaa wadanka ka jira si tartanka aqooneed ee [...]

Social Share Toolbar

June 10th, 2012 | Posted in Waxbarashada | Read More »

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta