Home » Waxbarashada You are browsing entries filed in “Waxbarashada”

Wasiirka Waxbarashada oo shahadooyin Guddoonsiisay haween Tobabar Macalinimmo ku qaatay Dugsiga Sare SOS Degmada Sheekh

SOS1

Sheekh-(Berberanews)-Wasiirka Waxbarashada Somaliland Samsam Cabdi Aadan, ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiisay 30  gabdho ah oo dhammaystay tobabar macalinimmo oo ay ku qaateen Dugsiga Sare  SOS ee Degmada Sheekh. Munaasibad loo sammeeyay dhammaystirka tobabarkan oo lagu qabtay Xarunta Dugsiga SOS ee Degmada Sheekh waxa ka soo qaybgalay Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan, Maamulka Degmada Sheekh, Guddoomiyaha [...]

Social Share Toolbar

May 30th, 2012 | Posted in WARARKA,Waxbarashada | Read More »

HARGEYSA: Ardayda Jaamacadda Addis Ababa Medical College oo Xusay munaasibadda 18 MAY

ADIS1

Hargeysa, May 18, 2012, (Berberanews) – Ardayda Jaamacadda Addis Ababa Medical College ayaa munaasibad ay ku xusayaan sannadguurada 21aad ee la-soo-noqoshada madaxbannaanida Somaliland xalay ku qabtay Huteelka Xaraf ee magaalada Hargeysa. Munaasibaddan oo si heer sare ah loo soo agaasimay waxa ka soo qaybgalay wasiirka wasaaradda Ganacsiga Somaliland, Wasiir-ku-xigeenka wasaaradda caafimaadka Somaliland, maamulka iyo ardayda [...]

Social Share Toolbar

May 19th, 2012 | Posted in Waxbarashada | Read More »

Berbera:munaasibad loo sammeeyay arday dhammaysatay waxbarashada dadban.Video

Berbera

Social Share Toolbar

May 17th, 2012 | Posted in WARARKA,Waxbarashada | Read More »

Wasiirka Waxbarashada iyo maamulka Gobolka Saaxil oo dhagaxdhigay Mashaariic Horumarinta waxbarashada ah

dhagax dhig

Berbera-(Berberanews)-Wasiirka Waxbarashada Somaliland samsam Cabdi Aadan iyo maamulka Gobolka Saaxil, ayaa maanta si wada-jira u dhagaxdhigay dhismayaal lagu kordhiyay dugsiga sare iyo dhexe ee magaalada Berbera. Wasiirka Waxbarashada MARWO sam Sam iyo Guddoomiyaha Xafiiska Imxtixaannaadka qaranka Daa’uud Axmed faarax oo ay weheliyaan Badhasaabka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax),Maayarka Berbera Cabdalle Maxamed Carab iyo masuulliyin kale [...]

Social Share Toolbar

May 14th, 2012 | Posted in WARARKA,Waxbarashada | Read More »

“Waxaan rajaynayaa in ay sanadkan Berbera guul wax ku ool ah ka gaadhi doonto Imtixaanka Shahaadiga ah..”guddomiyaha Imtixaanaadka Qaranka

wasiirka-waxbarashada1

Berbera-(BRN)-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanadka Qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax, ayaa sheegay in isbedel weyni ku yimi heerka waxbarashada Gobolka Saaxil oo ka hooseeyay gobollada kale ee dalka. Guddoomiye Daa’uud waxa uu hoosta ka xariiqay in isbedel la taaban karaa ka muuqdo waxbarashada gobolka Saaxil, islamarkaana uu ku raki-weynyahay sanad-dugsiyeedka 2011-2012 in ardayda Gobolka Saaxil ay kaalmo [...]

Social Share Toolbar

May 13th, 2012 | Posted in Waxbarashada | Read More »

Ardayda Dugsiyada Sare ee Burco oo Loo Qaban Doono Tartamo Ciyaareed iyo Kuwo Suugaaneed

Burco-(Berberanews)- Kulan lagaga hadlayey sidii ardayda dugsiyada sare ee magaalada Burco loogu qaban lahaa tartanno isugu jira ciyaaraha kubadda iyo tartan-suugaaneedyo, ayaa lagu qabtay shalay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Guddoomiye-ku-xigeenka Guddiga Xoojinta Nabadda Burco Mr. Mr.Jamaal Maxamed Warsame oo iyagu soo qabanqaabiyey kulankan, ayaa sheegay inay ardaydda dugsiyada sare ee degmada Burco u [...]

Social Share Toolbar

May 13th, 2012 | Posted in Waxbarashada | Read More »

Video: Machadka National Berbera ee gaarka loo leeyahay oo shahaadooyin Guddoonsiiyay arday

Social Share Toolbar

May 4th, 2012 | Posted in Waxbarashada | Read More »

Hargeysa: In ka Badan Kun Arday oo ka Qallinjebiyey Dufcadii 22 ee Dugsiga NUURADIIN oo Markii u Horreysay Habluhu ka Tiro Bateen Wiilasha

Nuradin1

Hargeysa (Berberanews)- Dufcadii 22-aad ee ka qallinjebisa qaybaha luuqadaha ee dugsiga NUURADIIN oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee Somaliland ka jira, ayaa markii u horreysay inka badan kun arday oo ka baxay ay tirada hubluhu ka badatay kuwa wiilasha. Dufcadan oo shahaadooyin ay ka qaateen 1038 arday oo wax ka kala bartay luuqadaha [...]

Social Share Toolbar

May 3rd, 2012 | Posted in WARARKA,Waxbarashada | Read More »

Maamulka waxbarshada gobolka saaxil oo shahaadooyin gudoonsiiyay 40 arday oo dadka la hayb-sooco ah

Waxbarashada

Social Share Toolbar

April 25th, 2012 | Posted in Waxbarashada | Read More »

Madaxweyne Obama oo sharfay Macalinka Sanadka 2012 ee dalka Maraykanka

President-Obama

Washigtone-(Berberanews/Waxbarashada)- Madaxweyne Obama oo sharfay Macalinka Sanadka 2012 ee dalka Maraykanka  oo loo aqoonsaday haweenay magaceedu yahay Rebecca Mieliwocki oo dhigta luuqadda Ingiriisiga, kuna nool Los Angeles. Madaxweyne Obama oo ka hadlay xaflad Aqalka Cad loogu sammeeyay waxa uu sheegay Mieliwocki inay ka midho dhalisay rajo weyn oo ay qabtay fasalkeedii todobad, laakiin waxa xusuus [...]

Social Share Toolbar

April 24th, 2012 | Posted in Waxbarashada | Read More »

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta