Berbera News | Daily News Update

Ciidan iyo Tikniko ka soo goostay Puntland oo isu dhiibay Somaliland

Laascaanood (Berberanews)- Ciidamo tiro badan oo ku gaashaaman gaadiidka tiknikada iyo hubka fudud ayaa waxa ay maanta ka soo goosteen maamul Goboleedka Puntland, Iyagoo Ciidamada Qaranka Somaliland ku soo biiray, Waxaana Ciidamadan lagu soo dhaweeyay Duleedka Magaalada Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka