Cirro oo ka digay dhaawac ku yimaada nabadgelyada iyo xasilinooda Somaliland

Hargeysa(Berberanews)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo wareysi siiyay idaacada BBC-da, ayaa waxa uu sheegay in hadii ay labada xisbi ee Kulmiye iyo Ucid ay ku tashadeen in masiirka Somaliland ay kaligood ka taliyaan oo doorasho kaligood galaan in la kala tashan doono oo aanu xisbiga Waddani daawade ka noqon doonin doorasho u gaar ah labadaas xisbi

Dhinaca kale Guddoomiye Ciro ayaa sheegay in Somaliland ay ku sii socoto nidaamka kali taliska taasina ay horseed u noqon doonto dhawac ku yimaada Nabad galiyada iyo xasiloonida Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-




%d bloggers like this: