Daawo muuqaalka shir jaraa’id oo Xiddigaha Geesku kaga hadleen Xil-ka-qaadistii Laabsaalax

Hargaysa(Berberanews)-Kooxda Xidigaha Geeska oo shir jaraayid ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa sheegay in ay gabi ahaanba xilkii ka qaadeen Guddoomiyihii Kooxdaas Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Share Button
Please follow and like us:
0