Berbera News | Daily News Update

DAAWO-Wasiirka Biyaha Oo Mashaariic Ka Dhagax Dhigay Gobolka Gabiley Isla Markaana Furay Ceelal Laga Cabo

Gabiley(BN)Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan cali Koore Ayaa Maanta si Rasmi ah Uga Dhagax dhigay Magaalada Gabiley ee Gobolka Gabiley ceelal Waraab isagoo xadhigana ka jaray Qaar Kale.