De Gea oo Lagu Wargeliyey in Lagula Tartami Doono Goolhayaha Koowaad ee Man United

Custom Search

Ciyaaraha-(BERBERANEWS)-Goolhaye Anders Lindegaard oo afar sanno ku daray qandaraaska uu Manchster United kula joogo, ayaa David de Gea ku wargeliyey inuu kula loolami doono xidhashada funnaanada Lambarka koowaad.

28 jirkan oo xilli-ciyaareedkii hore ku guul-darraystay inuu garoomada ka muuqdo, ayaa wacad ku maray inuu xilli-ciyaareedkan u tabaabushaystay sidii uu u noqon lahaa goolhayaha koowaad ee Red Devils-ka.

“Waan ku faraxsanay in aan heshiiskan cusub saxeexo,” ayuu Lindegaard yidhi, “Waxan xilli-ciyaareedkan diyaar u ahay in aan ku dagaalamo sidii aan u noqon lahaa goolhayaha koowaad,” ayuu hadalkiisa sii daba-dhigay.

 Berberanews.com

info@berberanews.com

Social Share Toolbar

select

Short URL: http://www.berberanews.com/?p=19355

Posted by on Aug 6 2012. Filed under CAYAARAHA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta