Berbera News | Daily News Update

Deg-Deg:Agaasimihii Labaad ee kasoo Jeeda Beesha Bariga Burco Oo Is Casilay

Hargaysa(Berberanews) Agaasimihi Guud ee Wasaarada Warfaafinta Cismaan Xuseen Warsame Ayaa Iska Casilay Xilkii Uu Xukuumada U hayay Waxaana la Sheegayaa Inuu yahay Agaasimihii Labaad ee Iska Casila Wasaaradaas Tan iyo intii uu Joogay Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo

Agaasimhan Ayaa Dhinaca kale Noqonaya Agaasimihii Labaaad ee Iska Casila Xilkii uu Xukuumada U hayay ee Kasoo jeeda beesha Bariga burco Lamana garanayo ilaa hada Sababaha keenay inuu Iskaga tago Xukuumada