|

“Dhabtii aad ayaa uga xumaadey faragelintii tooska ahayd ee ay FA ku sameeyee shaqadeyda..”Fabio Capello

Custom Search

Ciyaaraha-(Berberanews)-Tababaraha csub ee xulka kubadda cagta ee Russia Fabio Capello ayaa sheegey in FA ga maamula kubadda cagta dalka Egland aanay kala garaney kubadda iyo qiimaha ay leedahay, ee ay buun buuniyaan oo keliya shaqsiyadda qofka.

 

Capello oo u dhashey dalka Talyaaiga ayaa ka hadley arimihii fara gelinta ahayd ee ay FA ku sameeyee isaga intii uu joogey xulka england taasi oo keetay inuu shaqada iskaga tago oo uu iska casilo xilkii uu ku leylinaayey xulka England.

 

“Dhabtii aad ayaa uga xumaadey faragelintii tooska ahayd ee ay FA ku sameeyee shaqadeyda, sidaasi darteed waa iska casiley waxaana go’aasadey inaa dib ugu soo laaban shaqada tababarenimo oo aan iska fariisto, laakiin taasi waan ka laabtey waxaaa igu dhashey fikirka ah inaa world cup gey karo xul”.

 

“Waxaa ila soo xidhiidhey xulal badan oo ay ugu horeeysey RFU waaa aqbaley waana is bedelkii aan kama danbaysta ku geyn lahaa World cup”

Social Share Toolbar

select

Short URL: http://www.berberanews.com/?p=19002

Posted by on Jul 27 2012. Filed under CAYAARAHA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta