Fannaanadda Hodan Cabdiraxmaan Dheere oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey Boorama

Boorama(Berberanews):- Fannaanadda codka tool-moon ee Hodan Cabdiraxmaan Dheere, ayaa maanta si heersare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal iyo deegaanka Aw Barre ee dhinaca Killalka Shanaad ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Soo dhawaynta Fannaanad Hodan Cabdiraxmaan iyo Dareenka ay kagaga jawaabtay qaabka loo soo dhaweeyey ka daawo halkan hoose. guji linkiskan hoose.

https://www.youtube.com/watch?v=8dtIS5k5mZE&feature=youtu.be

Berberanews.com

Hargeysa/Somaliland.




%d bloggers like this: