Berbera News | Daily News Update

Golaha guurtida Somaliland oo ka hadlay muranka ka dhashay buuraha Berbera

Hargeysa (Berberanews)- Golaha guurtida Somaliland ayaa waxa uu markii ugu horaysay ka hadlay muranka maalmihii u danbeeyay ka taagnaa buuraha gobolka Saaxil oo la sheegay in khayraadkii buuraha loo gacan geliyay shaqsiyaad gaar ah.