Guddiga doorashooyinka iyo Laamaha Ammaanka Somaliland oo shaaciyay Bandoo gaadiidka ah iyo xilliga uu bilaabmayo

Hargeysa(Berberanews):- Masuuliyiinta Guddiga doorashooyinka iyo Laamaha Ammaanka Somaliland, ayaa Caawa Shir Jaraa’id oo ay ku wada qabteen Xarunta Komishanka ee magaalada Hargeysa, waxay kaga warrameen xilliga ama saacadda la joojinayo dhaqdhaqaaqa Baabuurta Dadweynaha oo 12-ka caawa ah iyo xilliga dib loo furayo iyo keliya Gaadiidka la oggolyahay inay magaalooyinka dhex socdaan ama Jidadka lagu arko, maaddaama oo doorashada Madaxtooyada Saacado ka dib ama Isniinta Berri loo dareerayo.

Haddaba, Masuuliyiinta Guddiga doorashooyinka, Wasiiru-dawlaha Amniga ee Wasaaradda arrimaha gudaha, Taliyaha Booliska iyo Maayerka Caasimadda Hargeysa oo arrimahaas iyo kuwo kale ka hadlaya-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho Habboon:-

Share Button
Please follow and like us:
0