Berbera News | Daily News Update

Guddoomiyaha SOLJA oo eedaymo culus u jeediyay Suxufiga Cali-seenyo

Hargeysa (Berberanews)- Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa dhaliilo xoogan u jeediyey Wariye Cali Seenyo eedaymo u jeediyay Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka