Guulihii uu Gaadhay Ordogan, Xogta Dahsoon

Raysalwasaarahii hore ee Dalka turkiga Rajab Dayib Ordogan xiligana ah Madaxweynaha Dalkaasi ayaa intii uu soo hogaaminayey wadanka Turkiga waxa uu ku sameeyey isbedel horumarineed oo aan noociisa hore loo arag isbedelkaas oo saameeyey dhinacyo badan sida dhaqaalaha iyo arimaha bulshada, si rasmi ahna looga dareemay nolol maalmeedka dadka muwaadiniinta ah.

Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij uu Suxufiga Xuseen Kurdi ka diyaariyay Guulihii ugu waaweynaa ee dhanka isbedelka uu sammeeyay Rajab Dayib Ordogan.

Daawasho wacan




%d bloggers like this: