|

HamablyoMeher Wacan Tifaftiraha Wargeyska Jamhuuriya iyo Marwadiisa

Custom Search

Guddoomiyaha Wargeysa Geeska Afrika Kamaal Axmed Cali, Maareeyahay Wargeysa Jamhuuriya Mustafe Sacad, Tafatiraha Wargeysa Geeska Afrika Maxamed Xuseen Ramboo, Gudoomiyaha Wargeyska Ogaal Cabdi Wali Faarax Jaambiir, Gudoomiyaha Wargeyska Foore Maxmed Ilka-Case, Tafatiha Foore Saddam Maxamed , Guddoomiyaha Wargeyska Saxafi  Cabdifataax Maxamuud Caydiid, Tafatiraha Saxafi Mustafe Sheekh Cumar Geedi, Tafatirada Wargeyska Haatuf Axmed Cali Cige, Tafatiraha Wargeysa Saxansaxo Saleebaan Ibaraahim Xaashi, Agaasmiha Talfishanka HCTV Maxmed CabdiSheekh (Ilig), Agaasimaha Talafishanka Royal ee Somaliland Axmed Cumar Cadaani (Axmed Saafi) Agaasmiaha Barnaamijyada RadiaHargeysa Khadar Maxmed Cakule, Gudoomiyaha  Wargeyska Waaheen Maxmuud Cabdi Jaamac Xuuto, Tafatiraha Wargeyska Waaheen Cabdiqaadir Aadan Carab.

 Dhamaan Masuuliyiintaasi  waxay Hambalyo Meher Wacan u Dirayaan:-

Boqorka: Maxamed Cumar Cabdi (Ciro)

Iyo

Boqorada:  Fahiima Axmed Cabdi

Oo Meherkoodu 21/08/2012 ka qabsoomay Hotel Crown ee Magaalada Hargeysa,waxanay ILLAHAY ugu baryaqaan inuu Aqal Galkooda ku gaadhsiiyo Nabad Iyo Barwaaqo.

   AAMIN AAMIN AAMIN.

HamablyoMeher Wacan

 
Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Saciid Cabdilaahi, Maxamed Axmed Jaamac (Calooley) Barkhad Maxmuud Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Axmed Maxamed Cabdilaahi (Bare)  Xasan Cumar Xasan, Saciid Maxmed Askar, Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale), Xamse Cali Bulbul, Maxamed Cabdi Boosh, Cali Jaamac Maxamed, Cabdixakiim Maxmuud Shirwac, Maxmed Xasan Dirir, Saciid Khadar Cabdilaahi,   Saciid Cawil Axmed, Saleebaan Ibraahim Xaashi, Barkhad Ladiif Cumar, Ismaaciil Xuseen Farjar, Cumar Maxamed Faarax, Khadar Macalin Deeq, Najax Aadan Cunaaye, Cabdiqani Cabdilaahi (Asparo) Cumar Seerbiya.

Dhamaan Saxafiyiintaasi  waxay Hambalyo Meher Wacan u Dirayaan:-

 Boqorka: Maxamed Cumar Cabdi (Ciro)

Iyo

Boqorada:  Fahiima Axmed Cabdi

Oo Meherkoodu 21/08/2012 ka qabsoomay Hotel Crown ee Magaalada Hargeysa,waxanay ILAHAY ugu baryaqaan inuu Aqal Galkooda ku gaadhsiiyo Nabad Iyo Barwaaqo.

   AAMIN AAMIN AAMIN.

HamablyoMeher Wacan

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabilaahi (Ciro), Wasiirka Arimaha Dibada Maxmed Cabdilaahi Cumar, Agaasimaha Guud ee Wasaarada arimaha Dibada Faysal Cali Sheekh, Xoghaya Guud ee Kulmiye Xasan Saciid Yuusuf, Maayar ku xigeenka Caaismada Maxamed Cabdilaahi Uur-cade.

Dhamaan Masuuliyiintaasi  waxay Hambalyo Meher Wacan u Dirayaan:-

Boqorka: Maxamed Cumar Cabdi (Ciro)

Iyo

Boqorada:  Fahiima Axmed Cabdi

Oo Meherkoodu 21/08/2012 ka qabsoomay Hotel Crown ee Magaalada Hargeysa,waxanay ILAHAY ugu baryaqaan inuu Aqal Galkooda ku gaadhsiiyo Nabad Iyo Barwaaqo.

   AAMIN AAMIN AAMIN.

 

Social Share Toolbar

select

Short URL: http://www.berberanews.com/?p=19821

Posted by on Aug 21 2012. Filed under NEWS IN ENGLISH, QORMOOYIN. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta