Hambalyo meher wacan ooy dirayaan dhaman Xisbiga wadani ee Dalka finland.

Asalaamu Calaykum waraxmatulaah wabarakaatu.

Anagoo ah taageerayaasha wadani ee  degan wadanka Finland  waxaanu hanbalyo farxadleh iyo duco

u diraynaa meherka

Boqorka; Maxamed CaliIsmaciil     iyo    Boqorada: Shugri Maxamed Rooble

oo ka dhacay  magaalada hargeysa hotel safari hargeysa 10.10.13. waxaanu Ilaahay uga baryaynaa in Ilaahay mererkooda ka dhigo mid khayr badan, aqalgalkoodana ay  ku gaadhaan bash bash iyo barwaaqo. dadka  hanabalyadan dirayaa waa

 
 Hooyo khadiija  Ibrahim
farduusa maxamed rooble
farxaan maxamed rooble
saamiya maxamed  rooble
 dhamaan  reer maxamed rooble
Abdiraxmaan cartan
Xamda abdilaahi axmed
Maxamed xasan mataan
Abdilaahi x. faarax. abdi xasan
abdikarim m Dayuur
Cali xassan  x.  faarax
maxamed cawil caabi
abdikarim axmed jeeri
mukhtaar ciro
abdilaahi xasan
jamaal abdilaahi xasan
adan abdi mataan.

waxaanan leenahay hamablayo hambalyo
Ducadii rasuulka ayaan hawada umarineynaa( Baarkallaahu lakum wabaarka caleyku wajamaca baynakumaa filkhey aw bilkheyr)

 
wa bilaahi toowfiiq
 



%d bloggers like this: