Hambalyo Meher Wacan/Gal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna Lagu Farax
axamed Siciid Cabdillaahi
Cabdiraxmaan Ismaaciil Muxumed
Jamaal Cismaan Nuur
Mustafe Maxamuud Diiriye
Cali Jaamac Maxamed
Cabdirisaaq Xaamud Caydiid
Nimco Muxumed Samriye
Hodan Maxamed Cajab
Cabdifataax Ismaaciil Mursal
Khadar Jaamac Xaashi
Maxamed Cabdillaahi iyo Ismaaciil Cabdi Jaamac waxay hambalyo iyo Boagadin kal iyo laab u dirayaan Mehererka Cabdixakiin Cismaan Nuur iyo Farax Maxamuud Cabdi Saleebaan oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Burco Khamiistii todobaadkii hore oo taariikhdu ku beegnayd 12kii July 2012. Waxaanay leeyihiin Illaahay ha idinka dhigo kuwii bash-bash, barwaaqo iyo farxad ku gaadha aqal-galkooda.
Short URL: http://www.berberanews.com/?p=18610




